|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo Wasiirka Biyaha Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Biyo Galinta Magaalada Hargeisa Ee Xunbo Wayne
July 21, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(W.N)Wasiirka Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Ayaa Ka Waramay Halka Ay Marayaan Biyo Galinta Casimada Somaliland Ee Hargeisa arintaasi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ay Ka Dhasheen Muran Dhanka Biyaha Kuwasi Oo U Dhexeeyo Dadka Deegaanada Biyaha Lasoo Gaadhsiinayo Iyo Halka Ay Ka Imanayaan,Ka Dib Markii Uu Murankaasi Meel Xasaasiya Gaadhayna Waxa Uu Madaxwaynaha Somalilandaxmed maxamed maxamuud siilaanyo Magacaabay Gudiga Xalu helida Biyo Galinta Caasimada hadaba warkaasi oo faahfaahsan hoos ka daawo: Related posts:War Deg-Dega:Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Sameeyay Isku Shaandhayn Isugu Jirta Magacaabis Iyo ... DAAWO; “Waanu Diidnay Inaanu ka Qayb Galo Meel Qof Loogu Cumaamadayo, Meel Aan Caddaaladdi Jirin..Mu... “Waxba Yaan La Wadwadin Arinta Yuusuf Shaacir, Oo Aan Laga Dhigin In Uu Somaliland Ka Ridoobay, Isag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|