WAJAALE NEWS

Daawo: Fanaanada Shakira Oo Noqotay Qofkii Ugu Horeeyay Facebook Ee Boqol Milyan Oo Qof (Likes) Siiso

Washington,(W.N):- Fanaanada reer Colombia ee Shakira ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay dunida ee boqol milyan oo qof (La Dhacdo) ama likes siisay, bogeeda shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook.
shakira

Fanaanada Shakira ayaa markii shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook ku wargelisay in boqol milyan oo qof like, siiyeen si toos ah saaxiibadeeda Facebook fariin muuqaal ah kala hadashay ugana mahad naqday taageerada ay u muujiyeen.

Exit mobile version