WAJAALE NEWS

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Jawaabay Eedayn Uga Timi Xisbiga Waddani

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud “Faaratoon” ayaa waxa uu hada ka jawaabay eedayn uga timi xisbiga Waddani oo ku saab sanayd in deeqdii waxbarasho ee Itoobiya siisay Somaliland laga reebay gobolada Sanaag iyo Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version