|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Fanaanada Shakira Oo Noqotay Qofkii Ugu Horeeyay Facebook Ee Boqol Milyan Oo Qof (Likes) Siiso
July 27, 2014 - Written by Editor:Washington,(W.N):- Fanaanada reer Colombia ee Shakira ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay dunida ee boqol milyan oo qof (La Dhacdo) ama likes siisay, bogeeda shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook. Fanaanada Shakira ayaa markii shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook ku wargelisay in boqol milyan oo qof like, siiyeen si toos ah saaxiibadeeda Facebook fariin muuqaal ah kala hadashay ugana mahad naqday taageerada ay u muujiyeen. Related posts:DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Abwaan laabsaalax Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa Dhaqtarka Gargaa... Caabuqa Hargabka Cov-19 Qaabka Uu Unoolaan Karo Iyo Meelaha Uu Galo Ee Laga Qaado Ama Ka Siifaafo. Daawo: Pro Mowliid Muunin Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Xisbiga Wadani Kana Soo Diga Rogtay Kulmi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|