WAJAALE NEWS

DAAWO ;Aqoonyahan Mustafe Suleeman Cilmi Oo Si adag Uga Hadlay Xaalada Uu Wadanku Marayo Baaqna U Diray Madaxwayne Silaanyo Iyo Shacabka Reer Somaliland

DSC07320Hargaysa(Wajaalenews):-Aqoonyahan mustafe suleemaan cilmi oo si adag uga  hadlay xaalada uu wadanku uu marayo iyo goolaftanka siyaasadeen .Aqoon yahan mustfe ayaa maanta mar uu warbaahinta lahadlayay iscilmiyaysan u sharaxay xaalada dhabta ah ee dalka ka taagan,

sidoo kalena baaq u diray madaxwaynaha jamuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo) iyo shacabka somaliland,

isagoona shacabka reer somaliland uga mahad celiyay sida ay amaan kooda u ilaashanayaan ayna mar walba uga foojigan yihiin cadowgaada.

waxa uuna intaas ku daray in ciidamada amaanka iyo laamaha shaqada kuleh ay shacanka reer somaliland u ururiyaan lacag ay shidaal ka dhigtaan laakin aanay u isticmaalin shacabka ay masuulka ka yihiin .

 

 

 

 

 

 

Hargaysa Office

Wajaale News

Email:habane00@gmail.com

Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version