WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Wasaarada Waxbarashada + Sawirro

Hargeysa (W,N):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu saaka uu kormeer kadis ah ku tagay xarunta wasaarada Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey masuulyiinta wasaaradaasi oo uu ugu horeeyo wasiirka wasaarada waxbarashadu.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Iyo Muuqaalka

 

Exit mobile version