|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Aqoonyahan Mustafe Suleeman Cilmi Oo Si adag Uga Hadlay Xaalada Uu Wadanku Marayo Baaqna U Diray Madaxwayne Silaanyo Iyo Shacabka Reer Somaliland
June 12, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaalenews):-Aqoonyahan mustafe suleemaan cilmi oo si adag uga hadlay xaalada uu wadanku uu marayo iyo goolaftanka siyaasadeen .Aqoon yahan mustfe ayaa maanta mar uu warbaahinta lahadlayay iscilmiyaysan u sharaxay xaalada dhabta ah ee dalka ka taagan, sidoo kalena baaq u diray madaxwaynaha jamuuriyada somaliland axmed maxamed maxamuud (silaanyo) iyo shacabka somaliland, isagoona shacabka reer somaliland uga mahad celiyay sida ay amaan kooda u ilaashanayaan ayna mar walba uga foojigan yihiin cadowgaada. waxa uuna intaas ku daray in ciidamada amaanka iyo laamaha shaqada kuleh ay shacanka reer somaliland u ururiyaan lacag ay shidaal ka dhigtaan laakin aanay u isticmaalin shacabka ay masuulka ka yihiin .
Hargaysa Office Wajaale News Email:habane00@gmail.com Wariye: Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Madaxweyne Biixi Ma Ka Dabaalan Doonaa Siyaasadda Cakiran Ee Somaliland Iyo Arrimaha Ka Socda Geeska... DAAWO; Bandhig-fanneedka Ciida iyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska TVga Qaranka Somaliland Qaybtii 1a... Gudoomiye Cirro Oo Kulano Dibloomaasiyadeed La Qaatay Wufuudda Isugu Timid Jigjiga Iyo Gudoomiyaha B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|