WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Booyada Shiidal Siday oo ku Hor Qaraxday Guryo Iyo Khasaare Ka Dhashay+Sawiro.

Hargeysa(Wajaale News)  Hal Guri oo  ku yaalla Xafaada Shacabka ee Magaalada Hargeysa ayaa ku shuf beelay kadib markii ay ku qaraxday Booyad Shiidal Siday oo Agmareysay Gurigaasi.

Qof goob jooge ah ayaa Wajaalenews u sheegay in dadkii guriga degen badankoodi laga badbaadiyey balse 2 qof oo midi yahay Kirshbooygii gaadhi ay dabkii ku dhawacmeen. Booyadan ayaa waxay siday shiidal waxanay ku horqalimantay Gurigaasi hortiisa in yar kadibna  way qaraxday.   hadaba waxii warara ee ka soo kordha kala soco wajaalenews.com

Halkan Ka Daawo

Wajaale News

Hargaysa Office

Email:wajalenews@gmail.com

Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

Exit mobile version