|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Booyada Shiidal Siday oo ku Hor Qaraxday Guryo Iyo Khasaare Ka Dhashay+Sawiro.
May 4, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaale News) Hal Guri oo ku yaalla Xafaada Shacabka ee Magaalada Hargeysa ayaa ku shuf beelay kadib markii ay ku qaraxday Booyad Shiidal Siday oo Agmareysay Gurigaasi. Qof goob jooge ah ayaa Wajaalenews u sheegay in dadkii guriga degen badankoodi laga badbaadiyey balse 2 qof oo midi yahay Kirshbooygii gaadhi ay dabkii ku dhawacmeen. Booyadan ayaa waxay siday shiidal waxanay ku horqalimantay Gurigaasi hortiisa in yar kadibna way qaraxday. hadaba waxii warara ee ka soo kordha kala soco wajaalenews.com Wajaale News Hargaysa Office Email:wajalenews@gmail.com Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Xisbiga Kulmiye Oo Bilaabay Olole Iyo Ujeedada Kulan Uu La Yeeshay Musharixiinta Goleyaasha Wakiilad... Xog Cusub Oo Iftiimisay Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Faracididood Kaga Badbaaday Isku Day Dil Xilig... Golaha Wakiillada Oo madaxweyne Biixi Ka Diiday In Xilka Laga Qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|