WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kula Kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa Aan Dawliga ahayn,DAAWO SAWIRO

HARGEISA(WAJAALENEWS);Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa aan dawliga ahayn ee Somaliland oo Madaxweynaha uga mahadnaqay taageerada uu la barbartaagan yahay Haweenka Somaliland inay ka dhex muuqdaan Bulshada inteeda kale iyo In madaxweynuhu uu shacbigiisa u jeediyey Khudbad qiimo leh Maalintii Shirwaynaha Kulmiye. Iyaga oo Madaxweynaha iyo Marwadiisaba Gudoonsiiyey Shahaaddo Sharaf ay ugu talo galeen.

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

 

Exit mobile version