WAJAALE NEWS

Golaha Deegaanka Degmada Laascanood Oo Doortay Maayar Iyo Maayar Kuxigeen.

LAASCANOOD(W,N)Golaha cusub  ee deegaanka degmada laascanood ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii uhoreeyay kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxgeenka hogaamin doono galaha

Kalafdhigan ayaa waxaa fuay badhasaabka gobolka sool oo isagu goob joog ka ahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version