Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kula Kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa Aan Dawliga ahayn,DAAWO SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kula Kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa Aan Dawliga ahayn,DAAWO SAWIRO
May 4, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWS);Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Ururada Bulshada iyo kuwa aan dawliga ahayn ee Somaliland oo Madaxweynaha uga mahadnaqay taageerada uu la barbartaagan yahay Haweenka Somaliland inay ka dhex muuqdaan Bulshada inteeda kale iyo In madaxweynuhu uu shacbigiisa u jeediyey Khudbad qiimo leh Maalintii Shirwaynaha Kulmiye. Iyaga oo Madaxweynaha iyo Marwadiisaba Gudoonsiiyey Shahaaddo Sharaf ay ugu talo galeen.

IMG_0008IMG_0002(1)IMG_0015IMG_0058

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

 

COMMENTS
LINKS