WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta CabdirasaaqCiyaale Ayaa Kala qaybgalay Xaflad Balaadhan oo ay soo Agaasimeen Guddida Jaaliyadda Somaliland ee Jiddah-KSA. 23guurada 18may; Daawo Sawiro

Xafladdaas waxa isku soo duba-riday soona agaasimay Guddida Jaaliyadda Somaliland ee Jiddah-KSA. Halkaas oo Dadweynihii ka soo qayb galay ay ku muujiyeen Midnimada iyo Qarnimada Soomaliland.

Jidah(Wajaalenews)Xaflad aad u qaayo badan oo loogu dabbaal-dagayo Sannad-Guuradii 23naad ee ka soo wareegtay la so noqashadii Gobanimada iyo Dawlnimadii Somaliland ee 18ka May ayaa ka qabsoontay Magaalada Jiddah ee Dalka Saudi Arabia habeynkii Isniintu soo galaysay ee ku beegneyd 18/5/2014ka.

Xafladdaas waxa isku soo duba-riday soona agaasimay Guddida Jaaliyadda Somaliland ee Jiddah-KSA. Halkaas oo Dadweynihii ka soo qayb galay ay ku muujiyeen Midnimada iyo Qarnimada Soomaliland.

Habeynkii Xafladda waxa iyaguna madasha ku sugnaa Marti-sharafeed ay ka mid ahaayeen:

1.     Mudane, Cabdi-Risaq Jaamac Cumar (Ciyaale)-Guddomiyaha Guddida Diiwaan-gelinta Ururada Somaliland.

2.     Mudane, Maxamed-Rashid Muxumed Farax – Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA)

 

Exit mobile version