NARIOBI (WAJAALENEWS);Dawlada Maraykanku waxay walaac aad u weyn ka muujinaysa xaalada kacsanee u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland ee ku saabsan gobolka waqooyi ee Sool.Waxaan u gu baaqaynaa dhamaan dhinacyada in ay ka hortagaan in dhibaato dhacdo, lanaraadiyo xal iyadoo lawadahadlayo.
Dawlada Maraykanku way sii wadidoontaa taageerada ay siiso dadka Soomaaliyeed, waxayna si dhow ulashaqaynaysaa hogaamiyayaasha siyaasada iyo nabadgelyada si ay u horemariso amniga, nabadgelyada iyo xasiloonida.
In la dhiso xiriir siyaasadeedoo isku dhafan oo ka dhaxaysa gobollada Soomaaliyeed ayaa waxay tahay arinta ugu muhiimsan ee hore u marin karta dimoqraadiyada, dawladwanaaga, kobacadhaqaalaha iyo nabadgelyada Soomaaliya.
U.S. Special Representative for Somalia Calls for Calm in Sool Region
April 16, 2014
The United States views with deep concern the mounting tensions between Somaliland and Puntland in the northern region of Sool. We call upon all parties to refrain from violence and to seek resolution through peaceful dialogue.
The United States continues to stand with the Somali peopleand will work closely with political and security leaders to promote security, peace, and stability.Building political cooperation among Somali regions remains essential for promotion of democracy, good governance, economic growth, and security in Somalia.
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM