HARGEISA(Wajaalenews);Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Madax-dhaqameed kale oo tiro badan oo ka soo jeeda beesha Garaadkaasi oo ay ku jiraan wasiirrada beesha Dhulbahante ugu jira xukuumadda Somaliland, ayaa hadhimo sharafeeddan loogu sameeyay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM