LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo kazoo goostay kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood ayaa isku soo dhiibay ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sool kuwaasi oo sheegay in ay kazoo noqdeen fikirkii qaldanaa ee lagu kiciyay bulshada gobolka sool iyadoo fariin diray shacabka reer Somaliland ugana baaqay in ay kazoo noqdaan.
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;