WAJAALE NEWS

DAAWO; Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Oo Maamulka Degmada Ku Eedeeyay Iibka Dhulkii Danta Guud Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.

TOG WAJAALE(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale ayaa cabasho Xoogan Ka Muujiyay Maamulka Degmada oo ay Ku  Eedeeyeen in gabi ahaanba iibiyeen Dhulkii Danta Guud, Gaar ahaan Dhulkii Ceelka Biyaha, Wdooyinkii Suuqa Dhex Marayay iyo sidoo kale Dhulkii Sariimada Magaalada Wajaale.

Hadaba Hooyooyinka ku Ganacnsada Sariimada iyo dadwaynaha magaalada ayaa  madaxwayna Somaliland ka dalbadeen in  uu talaabo deg deg ah  ka qaado Maamulka magaalada Gaar ahaan Maayarka iyo kuxigeenkiisa oo ay ku tilmaameen kuwo fara baas ku haya dhulkii umada lahayd iyo baran dayaasha xidhay jidadjii magaalada dhexdeeda oo ay qaataan dhaqaale iibintooda.

Exit mobile version