HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa soo gabo gabeeyay kormeer xogogaal unoqosho oo ay kusoo mareen jaamacadaha dalka ee caasimada iyo dhamaan gobolada dalka ka hawlgala.
Agaasimaha gudida tacliinta sare Ibraahim Amiin Gadiid ayaa ka warbixiyay kormeerkan ay kusoo Mareen jaamacadaha dalka iyo waxyaabaha ay ku xaqiijinayaan ardayda galaysa jaamacadaha iyo tayadooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;