WAJAALE NEWS

DAAWO Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyo Gudida Dhismaha Wadada Ceergaabo Oo Magaalada kala Baydha kaga Hortagey Qalabka dhisme Oo Soo Gaadhay Dalka

GABILEY(WAJAALENEWS)Wafti balaadhan oo uu horkacayo wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi cali xaaji xasan waftigan oo ka koobnaa gudida dhismaha wada ceergaabo mareeyaha, haayada wadooyinka xildhibaano katirsan wakiilada ,oo kala ahaa xildhibaan ibraahim axmed haybe, xildhibaan axmed diiriye nacnac, xildhibaan cabdilaahi maxamed cige balaaki ,xildhibaan cabdiraxmaan talyanle, wafigan balaadhan ayaa magaalada kalabaydh kaga hor tegay qalab ,ay soo iibsatay haadaya wadooyinka, halkan ka daawo sawiro+video

 

http://youtu.be/-gdxZfMWQAk

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

 

Exit mobile version