WAJAALE NEWS

Tacsi inaalilaahi wa,inaailayhi rajucuun dhamaan dadkani waxay tacsi udirayaan marxuum siciid guraase oo caawa ku geeriyooday dalka ethiopai

Tacsi dhamaan dadkani waxay tacsi udirayaan marxuum siciid guraase oo caawa ku geeriyooday dalka ethiopai
Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiirayo leh u dirayaa ehelkii iyo qarabdii uu kabaxay iyo bahda sixaafdaba geeridii kutimid marxuum siciid guraase waxayna leeyihiin samir iyo iimaan saadiqga ilaahay ha idinka siiyo marxuumkana ILAAHAY JANATU FARDAWSA HAGEEYO AAMIN AAMIN
1;SHEAKH CABDIQAADIR CARAB WARSAME (SH,JAABIR)
2;XASAN CUMAR LIIBAAN (JEEX)
3;KHADAR WARAABE CADE(KH,XABEEB)
4;XAMSE XASAN XAAJI
5;MXAMED NUUR XASAN
6;MAXAMED XUSEEN NUUR
7;SH, ISMACIIL
8;SH AXMED GOBYARAY
9;YUUSUF JAAMAC XIRSI
DHAMAAN DADKAASI WAXAY ILAAHAY EHELKIISI IYO DHAMAANTEEBA SAMIR HAYNASIIYO AAAAAAMIN AAAAAAAAAAAAAAAAMIN
Exit mobile version