|
|||||
WAJAALE NEWS
Tacsi inaalilaahi wa,inaailayhi rajucuun dhamaan dadkani waxay tacsi udirayaan marxuum siciid guraase oo caawa ku geeriyooday dalka ethiopai
January 10, 2014 - Written by Editor:Tacsi dhamaan dadkani waxay tacsi udirayaan marxuum siciid guraase oo caawa ku geeriyooday dalka ethiopaiDhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiirayo leh u dirayaa ehelkii iyo qarabdii uu kabaxay iyo bahda sixaafdaba geeridii kutimid marxuum siciid guraase waxayna leeyihiin samir iyo iimaan saadiqga ilaahay ha idinka siiyo marxuumkana ILAAHAY JANATU FARDAWSA HAGEEYO AAMIN AAMIN1;SHEAKH CABDIQAADIR CARAB WARSAME (SH,JAABIR)2;XASAN CUMAR LIIBAAN (JEEX)3;KHADAR WARAABE CADE(KH,XABEEB)4;XAMSE XASAN XAAJI5;MXAMED NUUR XASAN6;MAXAMED XUSEEN NUUR7;SH, ISMACIIL8;SH AXMED GOBYARAY9;YUUSUF JAAMAC XIRSIDHAMAAN DADKAASI WAXAY ILAAHAY EHELKIISI IYO DHAMAANTEEBA SAMIR HAYNASIIYO AAAAAAMIN AAAAAAAAAAAAAAAAMINRelated posts:DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Shaaciyay In Ay Samaynayaan Xafiiska Cabashada Dadweynaha... ”Qofka Dulmi Diidayaa Ma Aha Inuu Dulmi Kale Galo, Illaahay Ma Ogola, Reer Booramoow Wixii Aad Boobt... DAAWO; Dr. XAGLOTOOSIYE Oo Si Adag Uga Hadlay Tartankii Xisbiga Madaxwayne Siilaanyona usoo jeediy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|