GABILEY (WJN)Warkani waxaa uu la xidhiidhaa Iyada oo Muddooyinkan danbe ay ka soo Ifbaxeen Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley Shirkado Dhuxulaysato ah oo dabar-goyn ku haya Dhirta Qoyan, taasi oo Isuduwaha Wasaarada Deegaanka ee Gobolka Gabiley ay kormeer ku soo martay Deegaanada Qadawga ee Kaymalayda Koonfureed ee Gobolka Gabiley kula kulantay Iyada oo La moofaynayo Dhirta Qoyan.
WAJAALENEWS DESK
GABILEY OFFICE