HARGAYSA(W,N)- Dawlada ingiiriiska ayaa walaac xoogan ka muujisay xdhia masuuliyiinta xisbiga wadani oo xukuumada madaxwayne xabsiga utaxaabtay 17bishan.
Madaxda dawlada ingiriiska ee Somaliland ayaa qoraal uu baahiyay kaga hadlay xadhiga masuuliyinta xisbiga wadani iyo dhaawaca ay ku keenayso xoriyad hadalka Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;