WAJAALE NEWS

Maamuka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Iyo Xoolo Ah Ku Wareejiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

Gabiley (W,N):- Maamulka Gobolka Gabiley ayaa maanta deeq kala duwan oo isugu jirta Xoola nool iyo Raashin loogu talagalay Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ku wareejiyeen Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Taani.

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version