Guddomiye Cirro waxa uu sheegay in guddidan ay u saaren siddii ay golaha ugu soo bandhigi lahaayeen cidii ka danbeeysay Isku daygaa dil, iyada oo warbaahinta uu hore nin uu ugu sheegay in uu isagu isku daygaasi dil uu ka danbeeyey.
Guddomiyaha ayaa Sheegay in si Guddidani ay u soo ogaato xaqiiqda dhabta ah ay u sareen waxaanu gudidaasi ka koobnayd 5Xubnood oo kala ah 1.C/raxman Maxamed Jaamac, 2. Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), 3. Xildhibaan. Maxamed Saalax Cige, 4. Xildhibaan. Xamse Maxamed Gaadaweyne, iyo Lataliyaha sharcigaa ee golaha wakiilada Mustafe Maxamed X. Dahir
WAJAALENEWS.COM
HARGEISA OFFICE