Waxaanu wararka iscasilaadiisa khuseeya ku tilmaamay qaar aan sal iyo raad toona lahayn, waxaanu meesha ka saray in wax khilaaf ahi uu soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweynaha.
Waxaanu yidhi. “Horta Iscasilada la sheegayo in aan Iscasilay idinka igu hore waxa ii sheegay, lakiin waxaan idin cadeynayaa in aanan anigu iscasilin oo warkaasi sal iyo raad toona lahay, oo wax khilaaf ahi aniga iyo madaxweynaha naga dhex jirin aanu jirin, madaxweynuhu waa madaxweynahagii wax khilaaf oo na soo kala dhexgalayna ma jirto, siddii ayaanu iskugu wanaagsan nahay madaxweynah, Madaxweynuhu dhawar jeer ayuu wax ii yahaymarka kowaad waa guddomiyahagii SNM oo 10sanno ah ayuu guddoomiye ii ahaa marna waa madaxweynahagii, marka waxaan idin sheegay madaxweynaha waxaan kalgalac iyo wanaag ahayn oo na dhex yaala majirto.”Ayuu yidhi Abiib Timacad.
WAJAALENEWS
HARGEISA OFFICE