WAJAALE NEWS

Shir Jaraa’id Oo Ay Qabteen Gudiga Dood Qaran Si Kulul Ugu Dhaleeceyeen Xukuumada

Hargaysa(Wajaale News):-“Dooddan Qaran Waa Inaynu La Xisaabtano Dawladdii Aynu Dooranay Ee Sharciga Ku Dooranay Ee Ballanqaadyada Inoo Samaysay, Waa Inaynu La Xisaabtannaa Hadday Sharciga Jabisey” Dr Fadal Gudoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

 

“Xoriyatal Qawlka Somaliland Cid Hor Istaagikartaa Majirto, Dooda Qaranna Dastuurkaa Noo Ogol Waanay Qabsoomaysaa Cidna Loo Daba-fadhiisan Maayo”. Faadumo Siciid Gudoomiye Xigeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

Halkan Guji

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Info:wajalenews@gmail.com

 

Exit mobile version