Shir Jaraa’id Oo Ay Qabteen Gudiga Dood Qaran Si Kulul Ugu Dhaleeceyeen Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Jaraa’id Oo Ay Qabteen Gudiga Dood Qaran Si Kulul Ugu Dhaleeceyeen Xukuumada
November 17, 2013 - Written by Editor:

Hargaysa(Wajaale News):-“Dooddan Qaran Waa Inaynu La Xisaabtano Dawladdii Aynu Dooranay Ee Sharciga Ku Dooranay Ee Ballanqaadyada Inoo Samaysay, Waa Inaynu La Xisaabtannaa Hadday Sharciga Jabisey” Dr Fadal Gudoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

 

“Xoriyatal Qawlka Somaliland Cid Hor Istaagikartaa Majirto, Dooda Qaranna Dastuurkaa Noo Ogol Waanay Qabsoomaysaa Cidna Loo Daba-fadhiisan Maayo”. Faadumo Siciid Gudoomiye Xigeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

Displaying PB170651.jpg

Halkan Guji

Displaying PB170658.jpg

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Info:wajalenews@gmail.com

 

COMMENTS
LINKS