WAJAALE NEWS

War-saxaafadeed: Erik Solheim Oo Hargeysa Yimid Soo Saaray Akhriso

somaliland hHargaysa (Wajaale News)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Hargeysa wuxu idinka codsanayaa in aad baahisaan war-saxaafadeedka halkan ku lifaaqan oo ku saabsan Erik Solheim oo ah Guddoomiyaha Guddida Taageeridda Horumarinta ee Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta (OECD) oo maanta booqasho ku yimid Hargeysa.

 

 

F.G. Waxan si qadarin leh idiinla socodsiinaynaa in UN-ku aanu lacag ku bixin war-saxaafadeedyada.

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Info:wajalenews@gmail.com

Exit mobile version