Maamulka Gobolka Awdal ayaa Maanta Abaal marino Guddoonsiiyay Ciyaartoyga Gobolkaasi ee dhawaan ka qayb galay Tartanka Ciyaaraha Gobolada SL. Waxaanay sheegeen in Abaal marinahan ay u siiyeen Guulihii waawaynaa ee ay ka soo hooyeen Tartankaasi. Warkaasi oo Faahfaahsan waxa noo soo diray Wariyahayaga Gobolka Awdal Maxamed Xasan Ismaaciil (Sharbi Yar)