WAJAALE NEWS

Maxkamadda Sare oo Dhaarisay Xildhibaan Cusub Oo ku Soo Biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO

Hargeysa, (Wajaalenews) — Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa  uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka .

Exit mobile version