Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Dawladda Mareykanka Oo Cuno-qabateyn Kusoo Rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf!
WASHINGTON(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee maleeshiyada Daacish ee Soomaaliya. Cabdiweli Maxamed Yuusuf ayaa lagu eedeeyay inuu kaalin muhiim ...
Friday, July 28, 2023
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Go,da Wayn Oo Maalmihii Udanbeeyay Xaaladi Ka Taagnayd
SAAXIL(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil oo uu weheliyo maayarka kuxigeenka degmada berbera ayaa gaadhay deegaanka go,da wayn oo maalmihii udabeeyay ay ka taagnayd xaalad la xidhiidha jabhada buurta gacan lobaax gashay Badhasaab ...
Friday, July 28, 2023
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Aan La Dhayalsan Jabhada Buurta Gacan Libaax.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim maxamed dheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka dayriyay xaalada hada ay marayso isagoo xukuumada ugu baaqay in aanay dhayalsan jabhada la sheegay in ay gashay buurt...
Thursday, July 27, 2023
Maxamed Ilkacase Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka 1Aad Ee Xisbiga Kulmiye
HARGAYSA(W,N)-Maxamed Aadan Ilkacase oo kamid ah siyaasiyiinta xisbi xaakimka kulmiye,xilalna kasoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa shaaciyay in uu utartamayo gudoomiye koowaad ee xisbiga kulmiye oo dhawaan shirka lagu door...
Thursday, July 27, 2023
Sheekh Axmed Iid Oo Ka Hadlay Fadliga Qiimaha Badan Ee Uu Leeyahay soonka Maalinta Cashuuraha
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Ii doo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland ayaa ka hadlay soonka maalmaha cashuura iyo fadliga uu leeyahay! HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/1bPtGpsKT4g...
Thursday, July 27, 2023
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Madarasadaha Dalka
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa dugsiyada gaarka loo leeyahay gaar ahaan kuwo madarasadaha ah ku amartay in marka bishan fasaxa laga soo noqday ay ardaydu qaataan diraysteen wasaarada shaacisy in dhamaa...
Thursday, July 27, 2023
Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Gurigiisa Ku Booqday Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Cusub ee Golaha wakiilada Somaliland yaasiin Xaaji Maxamuud xiir faratoon ayaa galabta ku guriisa ku booqday musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro halkaasi oo ugu tagay salaam iyo i...
Wednesday, July 26, 2023
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland, Doorashadii Gudoomiye Faratoon Iyo Dhawaaqii Komishanka!
BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac Prof axmed ismaaciil samater oo muda dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa kusoo guryo noqday Somaliland isagoo ka hadlay xaalada guud ee Somaliland ,dhawaaqii ay komishanka doorashooyin...
Wednesday, July 26, 2023
Gudida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Kulan Deg Deg Ah Yeeshay Iyo Arimaha Lagaga Hadlay
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani iyo gudida fulinta ee xisbiga ayaa shir muhiim ah ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan cirro. Kulankan ayaa lagu gorfaynayay ...
Wednesday, July 26, 2023
Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Oo Xilkii La Wareegay.
WAJAALE(W,N)-Maareeyaha cusub ee wakaalada biyaha degmada wajaale ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee wakaalada biyaha Munaasibada xil wareejinta ooka qabsoontay wajaale ayaa waxaa xilka ukala wareejiyay badhas...
Wednesday, July 26, 2023
Bada Cas Oo Laga Badbaadiyay Dhibaato Halisteedu Socon Lahayd Mudo 25sano Iyo Waxay Tahay!
BERBERA(W,N)-Marinka bada cas ee Somaliland kamid tahay wadamada kulaalaya ayaa laga badbaadiyay dhibaato halisteedu socon lahayn mudo ka badan 25sano Qaramada midoobay ayaa bilowday badbadinta marka siday naafto badan oo mudo ...
Wednesday, July 26, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo Shirguddoomiyey Shirka Guddida Fulinta KULMIYE Iyo Nuxurka Qodobbada kasoo Baxay.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey shirka guddida fulinta ee xisbiga oo maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee xisbiga. Sh...
Wednesday, July 26, 2023
“Ilaa Imika Dhawaaqa Kama Soo Bixin, Musharaxa Madaxwaynaha Doonaya Cabdiraxmaan Cirro, Hadana Taageerayaashiisu Waxay Ku Dhawaaqayaan Inay Dagaalamaan” Badhasaabka G. Gabiley.
“Ilaa Imika Dhawaaqa Kama Soo Bixin, Musharaxa Madaxwaynaha Doonaya Cabdiraxmaan Cirro, Hadana Taageerayaashiisu Waxay Ku Dhawaaqayaan Inay Dagaalamaan” Waxaan Odhan Lahaa Hadalka Kasoo Baxaa Ha Noqdo Nabadgalyada Somali...
Tuesday, July 25, 2023
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xadgudubyo Ka Dhacay Magaalada Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Waxay Si Adag U Cambaaraynaysaa xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee ay ku kacayaan kooxaha huwanta ah ee ku dagaallamaya Laascaanood lixdii bilood ee u dambeeyay. Ha...
Tuesday, July 25, 2023
Maamulka Cusub Ee Degmada Wajaale Oo Maanta Xilkii La Wareegay!
TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka cusub ee degmo ganacsiyeedka wajaale ayaa maanta xilkii kala wareegay maamulkii hore ee degmada Munaasibada xilwareejinta maamulka wajaale ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiirka isgaadhsiinta, badhasaabka...
Tuesday, July 25, 2023
Muj. Dhagawayne Oo Sheegay In Aanu Dalku Sii Jiray Hadii Xaaladu Sidan Kusii Socoto!
HARGAYSA(W,N)-Muj ibraahim xuseen dhagawayne oo kamid saraakiishii doorta muuqda kasoo qaadatay halgankii dib uxoraynta somaliland ayaa ka dayriyay xaalada hada dalku marayo isagoo sheegay hadaan sidan wax layskan waydiin in aanay...
Tuesday, July 25, 2023
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Buurta Gacan Libaax!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa markii uhoraysay ka hadlay jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay buurta gacan libaax isagoo sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi , sabab u tahay jabhadda cusub ee lagaga dhawaaqay...
Tuesday, July 25, 2023
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Boorama Kaga Qaybgalay Munaasibada Ay Dawlada Hoose Kusoo Bandhigtay Gaadiid Iyo Qalab Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay!
BOORAMA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa ka qayb-gal...
Tuesday, July 25, 2023
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Sheegay In Aanay Xukuumada kulmiye Waxba Uqaban Reer Wajaale Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Agaasimaha wasaarada Arimaha Guduhu!
WAJAALE(W,N)-Maayarkii hore ee degmada wajaale oo ka hadlay munaasibadii uuxilka ku wareejinayay ayaa sheegay in xukuumada xisbiga kulmiye ee uu hogaamiyo madaxwayne biixi waxba ka qaban degmada wajaale mudadaa ay xilka haysay isa...
Tuesday, July 25, 2023
“Muuse Sidii Doono Hayeelo Oo Dagaal Harido, Oo Haku Marmar Soodo, Waxaan Leeyahay Muusoow Sidaad Doontaa Kuu Suurto Gali Maysee Ku Bishaarayso”Chief Caaqil Jaambiir.
“Siday Maanta Wax Usocdaa, Muuse Wuxu Ku Talo Galay, Anuu Qolo Odhan Maayo, Qabiilna Odhan Maayo, Oo Dadka Uu Kasoo Jeedaa Waa Dad Gob Ah, Balse Muuse Iyo Kooxdiisu Waxay Ku Talo Galeen Inay Somaliland Boqortooyo Ka Dhigtaan”C...
Monday, July 24, 2023
BAAFIN; Waxaa La Raadinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin!
BAAFIN; Waxaa la Baafinayaa Dadkan Magacyadoodu Hoosta ku Xusan Yihiin Oo ku kala Nool Somaliland, Somaliya iyo nawaaxiga Magaalooyinka Jigjiga, Harar iyo Diridhaba Oo Wakhtigii hore ku noolaan jirey Jabouti sannadihii sideetam...
Monday, July 24, 2023
Xil. Maxamed Khadar Oo Ka Hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Ee Lagaga Guulaystay, Kana Digay In Si Gaara Loo Bartilmaameedso Xildhibaanadii Reer Sool Ee Ucodeeyay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed khaddar oo maalintii shalay lagaga guulaystay gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu utartamay isagoo balan qaaday in uu la shaqayn doono gudoomiye faratoon Sidoo kale xildhibaan maxamed khaddar a...
Monday, July 24, 2023
Gudoomiye Faratoon Oo Xildhibaanada Golaha Ubalan Qaaday In Uu Odaynimo Ku Hogaamin Doono!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland yaasiin xiir faratoon ayaa balan qaaday in uu golaha wakiilada ku hogaamin doono odaynimo islamarkaana uu dhex u ahaandoo xildhibaanada doortay iyo kuwii aan dooranba....
Monday, July 24, 2023
Cali Xaamud Oo Xeer Ilaalinta Ugudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Siyaasi Cabdilaahi Dheere Oo Eedo Lafjabka Ah Kula Kacay.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa xeer ilaalinra qaranka ugudbiyay dacwad dhan ah siyaasi cabdilaahi dheere oo dhawaan warbaahinta umariyay cali xaamud eedo lafjab ah...
Monday, July 24, 2023
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa, Kuna Hanjabay In Aanay Dalka ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madaxwaynaha Ahayn.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada kadib markii uu kazoo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. Sidoo kale gudomiye faysal cali waraabe ay...
Monday, July 24, 2023
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rag Sheegay In Ay Ku Dhawaaqeen Jabhad Xukuumada Biixi Kasoo Horjeeda Iyo Fariinta Uu Diray,
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlayay xaalada dalka iy doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada faratoon ayaa dhanka kale ka hadlay jabhad habeenkii xalay lagaga dhawaaqay deegaano katirsan caasimada ...
Monday, July 24, 2023
Xoghayihii Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Waddani Oo Iscasilay
GABILEY(W,N)--Xoghayihii xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka Ee xisbiga wadani maxamed cabdilaahi bookh ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimadii xisbiga waddani isagoo ka hadlayay sobobaha ku kalifay iscasilaadiisa. ...
Sunday, July 23, 2023
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays”
HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aasqaran loogu sameeyay xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa marxuum aqoonyahan Ibraahim Xaaji Muuse “Wacays” oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalda hargaysa Aaska marxu...
Sunday, July 23, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Doortay Golaha Wakiilada.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha cusub ee loo doortay guddoomiyaha golaha wakiillada, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud. Munaasibadda...
Sunday, July 23, 2023
DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorasahda Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ayaa maanta loo doortay xildhibaan faratoon kadib markii uu kaga guullaystay xildhibaan maxamed khadar oo la tartamay Hadaba doorashada gudoomiyaha golaha wakiilada oo saaka...
Sunday, July 23, 2023
Wakiilka Somaliland Ee Dalka Tiawan Oo Lagu Eedeeyay Tacadi Jinsi Oo Gabadh Shaqaale Ah Loogu Gaystay Xafiiska Safaarada Ee Taiwan.
HARGAYSA(W,N)-Wakiilka somaliland u qaabilsan Dalka Taiwan Maxamed Xaaji iyo saraakiil kale oo ka tirsan xafiiska somaliland ee caasimada Taiwan ayaa lagu eedeeyey xadgudubyo ay u gaysteen shaqaale u dhashay dalkaasi oo ka shaqayn...
Saturday, July 22, 2023
Cali Xaamud Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl, Fartana Ku Fiiqay Xildhibaanada Reer Awdal Ee Xagal Daaciyay!
HARGAYSA(W,N)-Cali xamud jibriil Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo utartamayay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo doorashadiisa ay ka hadhsan tahay saacado ayaa goordhawayd shaaciyay in uu ka tanaasulay mu...
Saturday, July 22, 2023
Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo War Cusub Kasoo Saaray Arimo Kusoo Kordhay Tartankii Gudoomiyaha Iyo Qaabka Bari Doorashadu Udhacayso!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha wakiilada somalland Cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa war cusub kazoo saaray isbadal ku yimid tartanka gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xildhibaano kale oo soo xaraysta musharaxnimada gudoomiyaha golah...
Saturday, July 22, 2023
Madaxwaynaha Jsl Oo Cafis Ufidiyay 388 Maxbuus Oo Ku Kala Xidhan Xabsiyada Dalka!
CAFIS MADAXWEYNE: 22/07/2023. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey, munaasibadda curashada sannadka cusub ee Islaamka awgeed, Maxaabiista dembiyad...
Saturday, July 22, 2023
“Anigu Ma Aaminsani In Kursiga Lasiinayo Faratoon, Ninka Lagu Raaligalinayaa Waa Mahad Canbaashe Oo..”Xil Axmed Khaliif.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif oo kamid ka a mudanayaasha golaa wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada iyo cida uu taageersan yahay ee uu ucodaynayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAAL...
Saturday, July 22, 2023
“Reer Awdal Waxay Leeyihiin Madaxwayne Kuxigeenka, Xukuumad Ahaan Xisbi Ahaana, Waxaanu Dhisaynaa Faratoon”Wasiir Koore,
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee tartanka gudoomiyaha golaha wakiilada isagoo sheegay in xukuumadu dhisayso faratoon. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; h...
Saturday, July 22, 2023
Xildhibaan Faratoon Oo Shaaciyay In Uu Utartamayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Rajada Uu Qabo!
HARGAYSA(W,N)-Xildibaan yaasiin xiir faratoon ayaa markale shaaciyay in uu utartamayo gudoomiyaha golaha wakiilada oo hore loogaga adkaaday. HALKAN KAGA BOGO WARKAN; https://youtu.be/2627BbwkHHs ...
Saturday, July 22, 2023
Cali Xaamud Oo Gudbiyay CVgiisa Musharaxnimo Ee Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ,Kana Hadlay Rajada Uu Ka Qabo In Uu Ku Guulaysto.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada cali xaamud ayaa saaka gudbiyay CVgiisa musharaxnimo ee gudoomiyaha golaha wakiilada oo lafilayo in uu dhaco maalinta bari ah. Sidoo kale gudoomiye cali xaamud ayaa ka hadlay ...
Saturday, July 22, 2023
Madaxweynaha Jsl Oo Casho-sharaf ku Maamuusay Martidii Caalamiga ahayd Ee Sannadka ka Qaybgelaysa Carwada Bandhigga Buugaagta Hargeysa.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa qasriga madaxtooyada casho Sharaf ugu sameeyey martida caalamiga ah ee sannadkan ka qaybgelaysa carwada caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta...
Friday, July 21, 2023
Wasiirkii Hore Ee Arimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lafilayo In Uu Utartamo Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye!
LONDON(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada arimaha dibada somaliland iyo wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga ee xukuumadii axmed siilaanyo Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa lafilayaa in uu kamid noqda siyaasiyiinta damaca leh ee utart...
Friday, July 21, 2023
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update