|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Jabhad Lagaga Dhawaaqay Buurta Gacan Libaax!
July 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa markii uhoraysay ka hadlay jabhad dhawaan lagaga dhawaaqay buurta gacan libaax isagoo sheegay in xukuumadda madaxweyne Biixi , sabab u tahay jabhadda cusub ee lagaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa. Sidoo kale Xoghaye Khadar Xuseen Cabdi, Xoghahaya guud ee Waddani ayaa sheegay in hore Jabhadi uga aasaasantay galbeedka Somaliland, dagaalka Sool iyo jabhadda cusub ee Gacan-libaax-ba ay tahay tala xumida madaxweyne Biixi, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Masuulkii Labaad Oo Baafinaya Madaxwaynihii Magacaabay Iyo Mudo Dheer Oo Uu Sheegay In Aanay I... DAAWO; Wasiir Kuxigeenka Abniga Maxamed Muuse Diiriye Oo Ka Hadlay Munaasibadii Xilka Ay kula kala ... Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Dacwad Ka Dhan Ah Qaar Ka Mida Hay”addaha Warbaahinta U Gudbiyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|