|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Magaalada Boorama Kaga Qaybgalay Munaasibada Ay Dawlada Hoose Kusoo Bandhigtay Gaadiid Iyo Qalab Tiro Badan Oo Ay Soo Iibsatay!
July 25, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maanta gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa ka qayb-galay munaasibad Dawladda Hoose ee Degmadda Boorama kusoo bandhigaysay Gaadiid iyo Qalab cusub oo ay soo iibsatay. Qalabkan ayaa loogu tallo-galay dib-u-dhiska Wadooyinka halbawlaha ah ee magaaladda Boorama. Related posts:Hargeisa-Daawo Munaasibada Balaadhan Oo Loo Qabtay Xuska Maalinta Shuhadada SNM iyo Khudbadaha laga ... “Maamulka Puntland Oo Aad Ugu Fadallo Dheer Inuu Somaliland Hab Beelaysan Dhul Kaga Qaato, Waxan Lee... DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Dayib Iyo Arimaha Uu Kaga H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|