|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Golaha Wakiilada Oo War Cusub Kasoo Saaray Arimo Kusoo Kordhay Tartankii Gudoomiyaha Iyo Qaabka Bari Doorashadu Udhacayso!
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha wakiilada somalland Cabdirasaaq siciid ayaanle ayaa war cusub kazoo saaray isbadal ku yimid tartanka gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xildhibaano kale oo soo xaraysta musharaxnimada gudoomiyaha golaha Sidoo kale xoghayaha golaha wakiilada ayaa shaxaray qaabka ay bari udhacayso doorashada gudoomiyaha golaha iyo dhanacyada ay ku casuumee in ay kazoo qaybgalaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka oo ku dhawaaqay in aanu dalka ka shaqeysan karin Qof aan Rusqad ca... Diyaarada African Airweys Oo Duulimaadkeedii Saaka U Hakisay Cilad Aan Badnayn Iyo Ceebaha Dul Hogan... Xukuumada Siilaanyo oo hada ku Baraarugtay Kacdoonada bulshada Reer Gabiley Ay Kaga Soo Horjeedaan I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|