WARAR
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Sheegay In Burbur Balaadhin Soo Gaadhay Laascanood Iyo Cida Leh Masuuliyadeeda.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Yaasiin Xiir Faratoon oo ka hadlay munaasibad loogu qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dagaal ka socda magaalada laascanood iyo khasaaraha soo gaadhay
Sidoo kale gudoo...
Friday, August 4, 2023
-
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Soo Dhaweeyay Xildhibaanka Reer Ingiriis Ee U Ololeeya Qadiyada Madax-banaanida Somaliland.
BERBERA(W,N)-Maamulka gobolka saaxil ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabilay xildhibaan cavin Williamson oo katirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska islamarkaana u ololeeya qadiyada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland oo maalmihii...
Thursday, August 3, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Baabiley Madaxda Haayada EUCAP!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL Admiral Axmed Hure Haariye Ayaa Saaka Xafiiskiisa Ku qaabiley Madaxda Haayada EUCAP Waxaanay Taliyaha Iyo Madaxda Haayadu Si Wadajir Ah U Dhagax Dhigeen Dhismaha Cusub Ee Ball...
Thursday, August 3, 2023
-
Fadhigii Golaha Wasiirada Jsl Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii 115aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga Dalka goluhu ka dhegeystay Wasiir...
Thursday, August 3, 2023
-
Siyaasi Cali Dhagoole Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Iyo Nuxurka Eedo Culus Oo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali dhagoole oo kamid ahaa xisbi xaakimka kulmiye islamarkaana xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa shaaciyay I uu iska casilay xisbiga kulmiye isagoo sheegay in madaxwaynuhu beeshii...
Thursday, August 3, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dhex Dhexaadin Laga Dhex Wada Madaxwaynaha Jsl Iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dhex Dhexaadin Laga Dhex Wada Madaxwaynaha Jsl Iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.
https://youtu.be/8hj3mVkGjkA...
Thursday, August 3, 2023
-
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Booqday Xaruntii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isku Taaga Jsl Ee Magaalada Burco Iyo Goobo Kale Oo Taariikhiya!
BURCO(W,N)-Xildhibaanka dalka Ingiriiska ee U Ololeeyay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland Xildhibaan Gavin Williamson Ayaa maanta Booqasho ku tagay gobolada saaxil iyo togdheer ee Somaliland halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay maamulk...
Wednesday, August 2, 2023
-
Madaxwaynaha DDS Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Somaliland.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalia Mudane Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo kamid ah Madaxdhaqameedka Waawayn ee Somaliland, kaasi...
Wednesday, August 2, 2023
-
Qaarkamid Ah Culimada Awdiinta Somaliland Oo Baaq Nabadeed Diray
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada awdiinta somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa diray baaq nabadeed oo ku waajahan bulshada somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/s0Gu...
Wednesday, August 2, 2023
-
Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland yaasiin xaaji maxamuud xiir faratoon ayaa maanta la waregay xilkii gudoomiyaha golaha wakiilada oo uu kusii simaha ahaan uhayay gudoomiye kuxigeenka golaha wakiiladu s...
Wednesday, August 2, 2023
-
Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherado Ganacsi!
WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale oo ay weheliyaan masuuliyiinta ciidanba dab damiska iyo boolisku ayaa ka warbixiyay khasaaraha ka dhashay dab habeenkii xalay ka kacay meherado ganacsi oo ku yaala magaalada wajaale kaasi oo a...
Wednesday, August 2, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Walaac Ka Muujiyay Xaalada Dalku Marayo Iyo Fariinta Uu Udiray Haldoorka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyay khilaafka siyaasadeed ee xiligan ka taagan somaliland, dagaalka ka socda laascanood
Sidoo kale cabdiraxmaan saylici ayaa culimada waxgaradka somalila...
Wednesday, August 2, 2023
-
Gudoomiye Saleebaan Oo Sheegay In Ay Socdaan Dadaalo Lagaga Daba Tagayo Dhalinyaro Jabhada Ah Ee Gashay Buurta Gacan Libaax.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan gaal ayaa sheegay in ay socdaan dadaalo ay wadaan dadka ay usku deegaanka yihiin oo xal loogu raadinayo dhalinyaro dhawaan sheegay in ay yihiin jabhada dalka ka badbaadisay xukuu...
Wednesday, August 2, 2023
-
Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Wax Laga Waydiiyay Xaalada Dalka Iyo Loolanka Gudoomiye Kuxigeenka Kulmiye+ Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdicasiis maxamed samaale oo kamid ah masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa wax laga waydiiyay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo loolanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo laf...
Wednesday, August 2, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaan Caving Williamson Oo U Ololeleeya Madax Banaanida Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa hadhimo Sharafeed ku maamuusay Xildhibaan MP, Sir Caving Williamson oo si wayn ugu ololeleeya qaddiyada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
...
Tuesday, August 1, 2023
-
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Walaac Ka Muujiyay Xaalada Somaliland Ku Sugan Tahay Iyo Fariin Toos Ah Oo Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater gudoomiyaha urur siyaasadeedka hilaac ayaa ka dayriyay xaalada Somaliland ku sugan tahay xiligan isagoo fariimo toos ah udiray beesha reer sheikh isaxaaq iyo madaxwaynihii uu qaybta ka ah...
Tuesday, August 1, 2023
-
Waxgarad Iyo Odayaal Ka Hadlay Warshadii Kabista Oo Xukuumadu Iibinayso Iyo Digniinta Ay Udireen Ganacsatada!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo odoyaasha qaybo kamid ah magaalada hargaysa ayaa siwayn uga soo horjeestay iibka la sheegay in xukuumadu iibinayso warshadii kabista ee ciidamadu deganaayeen.
Sidoo kale odayaashan ayaa...
Tuesday, August 1, 2023
-
“Inta Aan Noolahay Waan U Dagaalamayaa Aqoonsiga Somaliland” Xildhibaan Caving Williamson.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan MP, Sir Caving Williamson Kamid ah mudanayaasha baarlamaanka dalka ingiriiska oo si wayn ugu ololeleeya qaddiyada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta lagu asuumay xarunta baarlamaanka ...
Tuesday, August 1, 2023
-
Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Barkad Deegaanka Garabis Ku Taala Kasoo Saaray Maydka Wiil 17jir Ah!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Galabnimadii maanta Gurmad Badbaado ah lagu soo wargeliyay gaar ahaan Degmada Garabis oo koonfur galbeed Qiyaas 30KM ah ugu baxay Gurmadkaas oo ahaa sida dadweynuhu nagu s...
Monday, July 31, 2023
-
“Dawlada Waxaan Leeyahay Xabad Haku Deg Degina,Dusheedana Yeeshay, Mucaaridkana Waxaan Leeyahay Xabad Kursi Laguma Helo”Waxgaradka Koonfurta Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka koonfurta magaalada hargaysa ayaa ka haday xaalada dalka iyo muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan.
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa fariimo kala duwan udiray xukuumada Somal...
Monday, July 31, 2023
-
Dalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo kala Saxeexday Heshiis Ganacsi!
TAIWAN(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Dhaqaalaha ee dalka Taiwan, Ms. Mei-Hua Wang iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Maxamuud Xasan Sacad “Saajin” ayaa heshiiska u saxeexay labada dawladood iyagoo ...
Monday, July 31, 2023
-
Xisbiga Ucid Oo Xilkii Ka Caydhiyay Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Oo Isagu Ka Horyimid Mawqifka Xisbiga!
HARGAYSA(W,N)-Xisbiga Ucid ayaa shir uu maanta iskugu yimid xilkii iyo xisbinimadii ka caydhiyay xoghayihii Guud ee xisbiga Ibraahim cabdi xuseen (Buurane” oo isagu ka horyimid mawqifka xisbiga islamarkaana taageeray aragtida xu...
Monday, July 31, 2023
-
Ciidamo Kasoo Goostay Huwanta Laascanood ka Dagaalamaysa Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Gobolka Sool
LAASCANOOD(W,N)-Ciidamo kazoo goostay kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood ayaa isku soo dhiibay ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan gobolka sool kuwaasi oo sheegay in ay kazoo noqdeen fikirkii qaldanaa e...
Monday, July 31, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Xildhibaan Sir Gavin Williamson Oo U Ololeeya Qadiyadda Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Mp, Sir Gavin Williamson oo ka mida Baarlamaanka Dalka Ingiriiska oo muddooyinkii u danbeeyey ku hawlana...
Monday, July 31, 2023
-
Madax-dhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Dalka Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka haliska ka dhalan karta isku dhac dhexmara jabhada isku urursanaysa buurta gac...
Monday, July 31, 2023
-
Fanaanad shamis Qarda Jeex Oo Madaxwayne Bixii Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gudaha Ugu Baaqday In Ay Xilka Iskaga Tagaan+Sobobta!
TORONTO(W,N)-Fanaanad halgamaa Shamis Cali Faarax “shamis qarda jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay xorimada dalka jabuuti iyo halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa si kulul uga hadashay xaalada siyaasadeed ee Somaliland ...
Sunday, July 30, 2023
-
“Waxaan Arkayay Dad Badan Oo Leh, Bushaaro Baanday Adeerkeed Maxamed Kaahin Ayay Uxidhan Tahay, Waxaan Leeyahay Waar Uma Xidhan, Ee Maxamed Muuse Biixi Ayay Uxidhan Tahay”Xil. Axmed-khaliif.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed Khaliif oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay halka uu marayo dhagaysiga eedaha loo hayso suxufiyad bushaaro Baanday oo mudo ku xidhan hargaysa
Sidoo kale xildhibaa...
Sunday, July 30, 2023
-
Xildhibaano Iska Difaacay Eedo Loogu Jeediyay Saraakiishii Lagu Afduubay Buurta Gacan libaax.
HARGAYSA(W,N)-Xildibaan xasan ogaal iyo hugur ayaa iska difaacay xubno ay dhawaan kazoo daayeen afduub loogu gaystay buurta gacan libaax oo warbaahinta ka sheegay in ay xildhibaano lug ku lahaayeen afduubkooga.
https://youtu.be...
Sunday, July 30, 2023
-
“Waxaan Uga Digayaa Dhalinyarta Maanta Joogta Iyo Mucaaridka Maanta Joogaa, In Aanay Tiigsanin Ama Hawaysanin, In Ay Dhiig Daata Mooyee, Kursiga Fadhiisan Karaynin” Marwo Adna Aadan
“Waxaan Uga Digayaa Dhalinyarta Maanta Joogta Iyo Mucaaridka Maanta Joogaa, In Aanay Tiigsanin Ama Hawaysanin, In Ay Dhiig Daata Mooyee, Kursiga Fadhiisan Karaynin” Marwo Adna Aadan ismaaciil oo ka hadlaysa bandhiga buug laga ...
Saturday, July 29, 2023
-
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Waramay Dhacdooyin Iyo Go,aamo Xasaasiya Oo Uu Uga Soo Joogay Axmed Siilaanyo.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir Jirde Ismaaciil oo kamid siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee Somaliland ayaa ka hadlay buuga laga qoray madaxwaynihii hore ee Somaliland axmed siilaanyo isagoo ka waramay taariikhdiisa iyo go,aamo adag...
Saturday, July 29, 2023
-
“Axmed Siilaanyo Wuxuu Ii Ahaa Saxiib Iyo Sey Wanaagsan.” Marwo Aamina Weris
HARGAYSA(W,N)-Marwada madaxwaynihii hore ee Somaliland Aamin sheikh maxamuud jirde aamina waris ayaa ka hadashay bug laga qoray odaygeeda iyadoo si gaara usifaysay shakhsiyada axmed siilaanyo.
https://youtu.be/pq8NuXM...
Saturday, July 29, 2023
-
Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Xaalada Murugsan Ee Somaliland, Sheegayna In Talo Xumadii Muuse Biixi Iyo Saleebaan Gaal Sobobtay!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed Yuusuf Cali Guray oo kamid ah haldoorka Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada Somaliland marayso khilaafka doorashooyinka iyo jabhada cusub ee buurta gaca...
Saturday, July 29, 2023
-
Saraakiishii Dhawaan Lagu Afduubay Gacan Libaax Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Afduubay Iyo Cida Ka Danbaysay!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah saraakiil dhawaan jabahda buurta gacan libaax ka afduubteen deegaanka go,da wayn ayaa ka hadlay qaabkii loo afduubay iyo cida ay ku eedeeyeen in ay ka danbaysay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
h...
Saturday, July 29, 2023
-
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Jabhada Buurta Gacan Libaax Gashay Iyo Xaaladihii Udanbeeyay Ee Deegaanka Go,da Wayn!
SAAXIL(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil cali case oo maalintii labaad kormeer ku jooga deegaanka degmada go,da wayn ayaa ka hadlay jabhada ku sugan buurta gacan libaax
Sidoo kale badhasaabka ayaa ka warbixiyay kulan ay wada yees...
Saturday, July 29, 2023
-
“Warshadii Kabista & Xeradii Gantaalaha, Dantii Guud Intii Hadhay, Waa La Xaraashayaa..” Xil, Yaasiin Cumar Yare.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in la xaraashayo dhulkii danta guud gaar ahaan warshadii kabista iyo xeradii ciidanka milatariga ee gantaalaha i...
Friday, July 28, 2023
-
Bandhigga Caalamiga Ah Ee Buugaagta Hargeysa Oo La Soo Gebo-gabeeyey Iyo Guulaha 16-jirsaday Ee Lagu Sagootiyey!
Hargeysa (W,N) - Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo lixdii Maalmood ee u dambeeyay ka socday Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, ayaa Jimcihii caawa la soo gebagabeeyey.
Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo ...
Friday, July 28, 2023
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Caada.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdiraxmaan nuur abokor iyo xildhibaan Eng Maxamed dayib Cabdilaahi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa maanta kormeer kutagay dhisamaha wadada isku xidhaysa gabiley iyo caada isagoo ka warbixiyay ha...
Friday, July 28, 2023
-
Sh. Almis Oo Ka Hadlay Halista Ay Umadda Uleeyihiin Hadii Ay Shan Kooxood Uheshiiyaan!
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim ayaa khudbadii jimce kaga hadlay maalinta cashuura oo ah markii ilaahay nabi muuse badbaadiyay islamarkaana la halaagay fircoon.’
Dhanka kale sheikh almis ayaa ka hadlay ha...
Friday, July 28, 2023
-
Kulan Isbarasho Iyo Isku Xidhka Labada Shacab Ee Jabuuti Iyo Gabiley Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Kulan ujeedadiisu ahayd isku xidha iyo isbarashada labada shacab ee jabuuti iyo gabiley ayaa lagu qabtay magaalada gabiley gaar ahaan xarunta maktabada gabiley taasi oo ay kazoo qaybgaleen maayarka magaalada, madaxda ...
Friday, July 28, 2023
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax+Baaqa Ay Udireen Xukuumada!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaa sidii xaalada dalka loogu ilaalin lahaa nabadgalyada isagoo ka hadlay jabhada cusub ee dhawaan sheegtay in gale...
Friday, July 28, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|