|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax+Baaqa Ay Udireen Xukuumada!
July 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland oo maanta warbaahinta ayaa sheegay in ay ka shaqaynayaa sidii xaalada dalka loogu ilaalin lahaa nabadgalyada isagoo ka hadlay jabhada cusub ee dhawaan sheegtay in galeen buurta gacan libaax ku waasi oo kazoo horjeeda xukuumada Dhanka kale xildhibaanada ayaa xukuumada ugu baaqay in xaalada ka taagan gacan libaax lagu dhameeyo wada hadal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:SOLJA oo Sharci-darro iyo Cabbudhin Ku Tilmaamtay Go’aanka Xukuumadda Somaliland ku Xidhay TV-yada E... Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo Dooxa Hargaysa Kasoo Saaray Maydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Mudo Todobaad A... Daawo: Garabkii Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyaanle Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Golaha Wakiilada Kan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|