|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Booqday Xaruntii Lagaga Dhawaaqay Gooni Isku Taaga Jsl Ee Magaalada Burco Iyo Goobo Kale Oo Taariikhiya!
August 2, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Xildhibaanka dalka Ingiriiska ee U Ololeeyay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland Xildhibaan Gavin Williamson Ayaa maanta Booqasho ku tagay gobolada saaxil iyo togdheer ee Somaliland halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay maamulka gobolka iyo ka degmadu Sidoo kale xildhibaan Gavin Williamson ayaa booqday goobaha Taariikhiga ah ee Magaalooyinka Burco iyo Sheekh gaar ahaan xaruntii lagaga dhawaaqay Gooni Isku taaga jamhuuriyada Somaliland ee burco HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Kulan Sabootin Ah Laascaanood Kula Qaatay 50-Kii Qof Ee Ku Soo Bax... Daawo: “Qabyaalada Iyo Musuq-Maasuqa Uu Kulmiye Soo Nooleeyay Waanu Baabiinaynaa”.Siyaasi Ismaaciil... Daawo: Saddexdii Madaxwayne Ku-xigeen Ee Hore Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Sameyay Sadexda Mush... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|