|
|||||
WAJAALE NEWS
“Warshadii Kabista & Xeradii Gantaalaha, Dantii Guud Intii Hadhay, Waa La Xaraashayaa..” Xil, Yaasiin Cumar Yare.
July 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare Oo Katirsan Mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in la xaraashayo dhulkii danta guud gaar ahaan warshadii kabista iyo xeradii ciidanka milatariga ee gantaalaha isagoo qoraal uu kaga hadlayo arintan ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga wuxuna udhignaa sidan; “Warshadii kabista & xeradii gantaalaha” Dantii guud Intii hadhay waa la xaraashayaa lkn maalin kale ayaa iman. Maxaa dawladnimada lagu ciyaaray. Ummad dhan oo khiyaali ku nool Baynu Nahay, Ragbaa Ku Tijaaraya Hantidii Ummadan Indheheena Oo 5 Ah” #hadalyar #hawlbadan. QORE;Xildhibaan Yaasiin Cumar Yare. Related posts:“Ban-yaalnimada Xogaha Ku Qoran Cuntooyinka Lasoo Warshadeeyay Iyo Gol-daloolooyinka Heer Caalami, H... DAAWO;-Madaxdhameedka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Horyimid Joojinta Qaadka, Sheegayna In Qorshahaasi ... “Bal 12cisho Kadib Muuse Biixi Halka Uu Xukumo Hasoo Sheego Iyo Xuduudaheega”Gudoomiye Faysal Cali W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|