WARAR
-
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Gacan ku Dhiiglihii Diley Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur!
HARGAYSA(W,N)-Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa gudo gashay kiiskii dilka taliyihii saldhga maxamed mooge cabdi cali nuur ayaa saaka dil ku xukuntay gacan ku dhiiglihii diley halka ay 14sano o...
Saturday, February 22, 2025
-
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Cirro Iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley!
GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha jsl cabdiraxmaan cirro iyo wafti uu hogaaminayay oo kazoo labatay safar uu ku tagay gobolka awdal ayaa maalintii shalay galinkii danbe soo aadhay magaalo madaxda gobolka gabiley halkaasi Qasriga madaxtooy...
Saturday, February 22, 2025
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Safar Ujooga Dalka Ingiriiska Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Qaatay Saraalkii sare oo katirsan dalka Uk!
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) iyo wafti saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay dalka Ingiriiska, iyada oo ay safarkan ku ay wehelinayeen saraakii...
Wednesday, February 19, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga Oo Kulan La Qaatay wafti Ka Socday Haayada UNDP
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Cabdalle Maxamed Carab ayaa kulan la yeeshay Haya’ada UNDP isagoo ka duulaya kor u qaadista xidhiidhka Haya’adaha Caalamiga isla markaana derdergalinya wada shaqaynta ay la leey...
Wednesday, February 19, 2025
-
Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge Oo Maanta La Diley Iyo Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo faah Faahin Ka Bixiyay!
Alle ha,unaxariistee waxaa maanta la dilay taliyihii saldhiga maxamed mooge ee magaalda hargaysa marxuum cabdi Cali Nuur kaasi oo uu tooray ku dilay askari katirsan saldhigu
Sidoo kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay...
Tuesday, February 18, 2025
-
Madaxwayne kuxigeenka jsl oo Daahfuray Shir Waynaha Deegaanka Iyo Isbadalka Cimilada Somaliland
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta si rasmi ah magaalada Hargeysa uga Furay Shirweynaha Qaran ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaar...
Tuesday, February 18, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti ka socda Dawlada Turkiga Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞...
Sunday, February 16, 2025
-
Wasiirka Beeraha jsl iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Togdheer.
Wasiirka Beeraha & Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Safar ku maraya Gobollada bariga, ayaa la kulmay Shaqaalaha Beeraha ee Gobolka Togdheer & Madaxdooda.
Wasiirka oo ay safarka ku wehelinayaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda ...
Sunday, February 16, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Bulshada Uga Xog Waramay Guulaha Uu Kasoo Gaadhay Safarkiisii Emaraadka!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha ...
Sunday, February 16, 2025
-
Warbixinta Kormeerka Agaasimaha Guud Ee W.I.T Uu Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Gobolladda Dalka JSL.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Carab Muuse, ayaa safar shaqo ku tagay gobolada Togdheer, Saaxil, Gabiley, iyo Awdal, muddo laba todobaad ah. Ujeeddada safarka a...
Friday, February 14, 2025
-
Madaxwaynaha jsl Oo Ka Hadlay Taageerada Ay Somaliland ka hesho Dawlada Emaaraadka Carabta
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Somalilnad mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi cirro ayaa tilmaan ka bixiyay sida uu ugu faraxsan yahay taageerada joogtada ah ee ay dawladda Imaaraadka carabtu la barbar taagan tahay Somaliland.
...
Friday, February 14, 2025
-
Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Loo soo Tarxiilayo Soomaaliya Iyo Arimaha Lagu Eedeeyay!
WASHINGTON-(W,N)-Xildhibaan Brandon Gill oo ah mudane ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee laga soo doorto Gobolka Texas ayaa wada qorshe uu ugu qaybinayo codsi uu taageerayaashiisa kaga codsanayo inay saxeexaan si ay u mustaafuriyaan ...
Friday, February 14, 2025
-
“Abaalmarinta Waxaa la Igu Siiyey Shaqadii Is-xilqaanka Ahayd Ee Aan Isku xilqaamay, Si Aan Hooyooyinka Isku Dhimanaya Xilliga Foosha Ubadbaadiyo”Ayaan Xasan.
Gabadh Abaalmarin Caalami ah ku Heshay Taageero ay Ufidisay Bahda Caafimaadka Somaliland!
SWEDEN (W,N)-Ayaan Xasan, oo ah kalkaaliso caafimaad ah oo wax ku baratay dalka Sweden, ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Daryeelka Howl...
Friday, February 14, 2025
-
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer ku tagay Degmada Arabsiyo!
Badhasaabka gobolka Gabiley oo maalmihii udanbeeyay kormeer ku maraya degmooyinka gobolka ayaa maanta booqday degmada arabsiyo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka degmada iyo bulshada qaybaheeda kala duwani/
https://www.yo...
Thursday, February 13, 2025
-
Warbaahin Caalamiya Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya la Yeelatay Madaxwaynaha jsl iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay!
DUBAI(W,N)-Madaxweynaha JSL, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi - Cabdiraxmaan-cirro, waxa uu taabtay qaxoontiga Falastiiniyiinta, kadib hadalo loo nisbeeyey Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ku saabsan suurtogalnimada ...
Thursday, February 13, 2025
-
Shirka Golaha Wasiiradda Jsl Iyo Arimaha Lagaga Hadlay
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃
Hargeysa; 13.02.2025
Fadhigii 9-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ...
Thursday, February 13, 2025
-
Ciidamada Dab damiska Oo ku Guulaystay soo Saaray Maydka Laba Nin Oo Bulaacadi Ku Duntay
Alle Haw naxariistee laba nin oo Ajaaniba u dhashay waddanka Itoobiya ayaa ku dhintay Bullaacad ku taala meherad ku taala xaafada Jigjiga yar.
Hawlgal qaatay 16 Saacadood ayaa Ciidamada Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL ku soo s...
Tuesday, February 11, 2025
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Nuxurka Khudbadii Uu ka Jeediyey Shir-weynaha Dawladaha Adduunka Ee Sanadka 2025 .
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa ka qeyb galay Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadka 2025, oo ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaar...
Tuesday, February 11, 2025
-
Midkamid Ah Beelaha Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Utartami doono Doorashada 2026 Ee Golaha Wakiilada Jsl.
GABILEY(W,N)-Beesha reer dalal ismaaciil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa shaaciyay musharax utartami doona doorashada golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex.
Munaasibada balaadhan oo lagu qabtay magaalada t...
Tuesday, February 11, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wadadda Baligubadle Oo Uu Balanqaaday Wakhtigii Uu Jiray Ololaha Doorashada!
Baligubadle - 09-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xidhi doona Baligubadle - Hargeysa .
Mad...
Sunday, February 9, 2025
-
“Wadada Baligubadle Waxaan Ahaa Wasiirkii Bilaabay”Gudoomiye Xirsi
Gudoomiyaha xisbi xaakimka waddani xirsi cai xaaji xasan oo maanta ka qaybgalay munaasibada dhagax dhiga dhismaha wadada Hargaysa iyo baligubadle isku xidhi doonta
Gudoomiye xirsi ayaa sheegay in uu isagu bilaabay wadadan xilig...
Sunday, February 9, 2025
-
Mareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore
GABILEY(W,N)-Maareeyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay wakaalada biyaha gabiley mustafe sheikh axmed ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee wakaalada gabiley.
Munaasibada xil wareejinta wakaalada biyaha gabi...
Saturday, February 8, 2025
-
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada jsl Oo kulan Sabootin ah Uqabtay Arday Reer Somaliland oo Deeq Waxbarasho ka Helay Dalka Itoobiya
HARGAYSA(W,N)-Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska JSL ayaa kulan dardaaran iyo sagootin ah u qabatay 80- arday oo deeq Waxbarasho ka helay dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia.
Kulan kan oo ka dhacay hoolka ...
Saturday, February 8, 2025
-
Maamulka Gobolka Togdheer oo Fuliyay Hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo digniinta ay direen
Maamulka gobolka togdheer oo uu hogaaminayo badhasaabka gobolka ayaa fuliyay hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo ka hortaga deegaamaynta cusub
Sidoo kale badhasaab ramaax ayaa digniin culus udiray dadka ku hawlan dee...
Saturday, February 8, 2025
-
Dawlada Turkiga Oo Si Adag Uga Hortimid Qorshaha Madaxwaynaha Maraykanku ku Doonayo in uu ku raro Shacabka Reer Falastiin Ee Dega Qasa!
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay Madaxweyne Donald Trump ee ah in Mareykanka la wareego Marinka Gaza isla markaana Falastiiniyiinta lagu daabulo dalal kale. “Tani waa arri...
Friday, February 7, 2025
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta kusoo Dhigay Dirawal Gabadh Ku Jiidhay Wadadda labada Boqol Oo Ka Baxsaday.
Ciidamada Booliska JSL garahaan hogaanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku jiidhay waddada Labada Boqol Marxuumad Haweya Iidaan Ibraahin...
Friday, February 7, 2025
-
Wasiirka Duulista Hawada Iyo Horumarinta Madaarada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Ceerigaabo!
Ceerigaabo(W,N)-Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada Fu'aad Axmed Nuux iyo wefti uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.
Wef...
Friday, February 7, 2025
-
Shirka Golaha Wasiiradda Jsl Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadlay!
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃
Hargeysa - 06-02-2025-( )- Fadhigii 8-aad ee Shirka Golaha Wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland oo Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cab...
Thursday, February 6, 2025
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Maalmihii Udanbaysay ku Kacay Falal Abniga Caasimada lidku Ah
HARGAYSA(W,N)-Taliska Ciidanka booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay hawlgalo Abniga caasimada lagu adkaynayo ay fuliyeen
Sidoo kale taliska ciidamda booliska ayaa gacanta kusoo dhigay dhalinyaro falal afduub ah isku ...
Thursday, February 6, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Heer Qaran ah Oo Qiimaynta Khasaaraha iyo taakulada Dabkii Suuqa Idaacadda
𝐔𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐨: 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡...
Thursday, February 6, 2025
-
Madaxwaynaha jsl Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Qaramada Midoobay iyo Arimaha ay ka Wada Hadleen
Hargeysa - 05-02-2025-(W,N )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta (05.02.2025) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xukuumaddiisa ayaa kulan mihiim ah kula yeeshay Qasriga M...
Wednesday, February 5, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Madaxdhaqameedka Somaliland.
Hargeysa - 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan ma...
Wednesday, February 5, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga jsl Oo Beeniyay In Ilaaladii Laga Qaaday Guriga Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Muuse Biixi
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha jsl cabdale sandheere ayaa beeniyay in xukuumadu ilaaladii ka qaaday guriga madaxwaynihii hore ee Somaliland muuse biixi kaasi oo ay ka hadlayay xubno kamid ah xisbigii dhawaan talada dalka lagala...
Wednesday, February 5, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay wafti ka socday Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
WAR SAXAAFADEED
Hargeysa - 03-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Dibedda, Wasiirka Madaxtooyada, La-taliyaha Siyaasadda Arrima...
Monday, February 3, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Booqday Suuqa Idaacada Oo Habeenkii Xalay Dab ka Kacay Uu Sobobay Khasaare Hantiyeed.
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐝𝐞𝐲 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐨 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 ...
Monday, February 3, 2025
-
Sharciyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada 2026-ka.
Hargeysa –(W,N)- Musharaxa Golaha Wakiilada 2026-ka Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal oo mudo badan ka soo shaqeeyay Ha’yadaha Sharciga Somaliland ayaa shaqada soo bilaabay isaga oo dhalinyaro ah sanadkii 2002dii, isaga oo marki...
Monday, February 3, 2025
-
Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xubnaha Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawlada.
Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed Cali Aw cabdi oo furay kulan hawleed loo qabtay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxbanaan ayaa dardaaran culus oo la xidhiidha masuuliyada ay qaranka u hayaan...
Sunday, February 2, 2025
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgalin Doono Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka iyo qorshaynta qaranka oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgalin doono mag...
Sunday, February 2, 2025
-
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞-𝐤𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐞𝐞𝐝 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚
Hargeysa - 02-02-2025-(W,N )- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta furay kulan-howleed loo qabtey dhamaan Agaasimayaashii guud ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuri...
Sunday, February 2, 2025
-
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢 A𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐡𝐞𝐲𝐧Iyo Nuxurka Qodobadda kazoo Baxay!
Hargeysa - 01-02-2025-(W,N )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay Xubanaha Golaha Wasiirada, ...
Saturday, February 1, 2025
« Previous Page — Next Page »
|
|