WARAR
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Madaxdhaqameedka Somaliland.
Hargeysa - 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdiย ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan ma...
Wednesday, February 5, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga jsl Oo Beeniyay In Ilaaladii Laga Qaaday Guriga Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Muuse Biixi
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha jsl cabdale sandheere ayaa beeniyay in xukuumadu ilaaladii ka qaaday guriga madaxwaynihii hore ee Somaliland muuse biixi kaasi oo ay ka hadlayay xubno kamid ah xisbigii dhawaan talada dalka lagala...
Wednesday, February 5, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay wafti ka socday Dalka Finland Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
WAR SAXAAFADEED
Hargeysa - 03-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) (oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Dibedda, Wasiirka Madaxtooyada, La-taliyaha Siyaasadda Arrima...
Monday, February 3, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Booqday Suuqa Idaacada Oo Habeenkii Xalay Dab ka Kacay Uu Sobobay Khasaare Hantiyeed.
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐ช๐๐ฒ๐๐จ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐...
Monday, February 3, 2025
-
Sharciyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada 2026-ka.
Hargeysa โ(W,N)- Musharaxa Golaha Wakiilada 2026-ka Garyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal oo mudo badan ka soo shaqeeyay Haโyadaha Sharciga Somaliland ayaa shaqada soo bilaabay isaga oo dhalinyaro ah sanadkii 2002dii, isaga oo marki...
Monday, February 3, 2025
-
Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xubnaha Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawlada.
Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed Cali Aw cabdi oo furay kulan hawleed loo qabtay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxbanaan ayaa dardaaran culus oo la xidhiidha masuuliyada ay qaranka u hayaan...
Sunday, February 2, 2025
-
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgalin Doono Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirada dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka iyo qorshaynta qaranka oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgalin doono mag...
Sunday, February 2, 2025
-
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐-๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐
Hargeysa - 02-02-2025-(W,N )- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta furay kulan-howleedย ย loo qabtey dhamaan Agaasimayaashii guud ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuri...
Sunday, February 2, 2025
-
๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐
๐๐๐ก๐ข A๐๐ง ๐๐๐๐๐ข ๐๐ก๐๐ฒ๐งIyo Nuxurka Qodobadda kazoo Baxay!
Hargeysa - 01-02-2025-(W,N )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenkuย ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay Xubanaha Golaha Wasiirada, ...
Saturday, February 1, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Tirakoobka Iyo Dib Uhabaynta Ciidamada Somaliland
Hargeysa( )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la yeeshay Guddidii uu dhawaan u xil saarey Tirokoobka, Dib-u-habeynta iyo Casriyeenta Ciidamada k...
Saturday, February 1, 2025
-
Boqor Buurmadow Oo ka Hadlay Go,aamada Kasoo Baxay Shirkii Badhan Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland.
Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay go,aamada colaadeed ee kazoo baxay shirkii badhan ay ku yeesheen beelaha harti kaasi oo ay ku shaaciyeen in ay dagaal kusoo qadayaan deegaa...
Saturday, February 1, 2025
-
Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Waddani Iyo Nuxurka Khudbadda Uu ka Jeediyay Munaasibadii Xil Wareejinta Taliyaha Ciidanka Booliska jsl
Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka qaybgalay munaasibadii ay xilka kulak ala wareegayeen taliyaha cusub ee ciidanka booliska iyo taliyihii halkaasi oo uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanay islamark...
Wednesday, January 29, 2025
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Xilkii kala Wareegay Taliyihii Hore!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha cusub ee dhawaan madaxwaynaha jsl umagaacaby ciidanka booliska S/G Cabdi dheere ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidanka booliska gen dabagle
Munaasibad xil wareejinta oo ka dhacday hoo...
Wednesday, January 29, 2025
-
Aqalka Wakiilada Dalka Maraykanka Oo Ansixiyay Xeer Madaxwayne Donald Trump U Ogolaanaya Aqoonsiga Somaliland
Dukumentiga mooshin cusub oo ay daabaceen Aqalka Wakiilladaย Maraykanka,ย ayaa jidaynayaย in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu qaran madax bannaan u aqoonsado JSL.
Dukumentigan cusub faraciisa labaad ayaa waxa si c...
Tuesday, January 28, 2025
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Shaqo ku Jooga Dalka Emaaraadka Carabka Iyo Xogaha Laga Helayo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ku guda jira booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogo dalka isu taga Imaaraadka Carabta ayaa kulan balaadhan la qaatay madaxda sare eeย Sanduu...
Tuesday, January 28, 2025
-
Waa Kuma Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Qaranka Uu Umagacaabay Madaxwaynaha Somaliland!
Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sarreeye guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland, isaga oo beddeli doona Taliyihii hore e...
Friday, January 24, 2025
-
Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye!
Wasiiro xukuumada katirsan, xildhibaano iyo mauuliyiin kale ayaa magaalada boorama kaga qaybgalay aasqaran oo loogu sameeyay alle ha,unaxariistee Sheekh Maxamed Nasrudiin Kulmiye oo ku geeriyooday jabuuti kaasi oo kamid ahaa culim...
Friday, January 24, 2025
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Saxaafadda Madaxa Bannaan Iyo Midda Dawliga Ah Ee Jsl
Hargeysa:(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa hadhim-sharafeed ku maamuusay saxaafadda madaxa bannaan iyo midda dawliga ah ee dalka.
Munaasibadda hadhimada ah e...
Wednesday, January 22, 2025
-
Madaxwaynaha jsl Oo Xeer Madaxwayne Ku Kordhiyay Mushaharka Ciidamada Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu xeerย Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XERM/249-044 /012025 uu ku soo saarey Kordhint...
Wednesday, January 22, 2025
-
Masuuliyiinta Baanka dhexe Ee Jsl Oo Maanta la wareegay xilkii
Gudoomiyaha, gudoomiye kuxigeenka iyo agaasimaha baanka dhexe ee jsl ee dhawaan madaxwaynaha jsl umagaacabay xilkan ayaa maanta xilkii kala wareegay masuuliyiintii hore ee baanka
Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa kazoo qayb...
Wednesday, January 22, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbaddii Uu Ka Jeediyay Hadhimo-Sharafeedkii uu usameeyay Golaha Guurtida ee JSL:
Bismillaahi Raxmaani Raxiim:
Shir-guddoonka Golaha Guurtida oo uu Odayga u yahay Xaaji Saleebaan, Xildhibaannada Golaha Guurtida, Wasiirada Xukuumadda iyo guud ahaan masโuuliyiinta kala duwan, Asalaamu Calaykum Wa raxmatullaa...
Sunday, January 19, 2025
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeer ku Tegay Xarunta Guud Ee Booliska.
Hargeysa-19-01-2025-(Warbaahinta Madaxtooyada)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta taliska guud ee ciidanka Booliska, waxana halkaas ku...
Sunday, January 19, 2025
-
Golaha wasiirada jsl oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2025 Maxaase korodh ah sanad!+ Hadal Jeedintii Madaxwaynaha Jsl.
Golaha wasiirada jsl oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2025 Maxaase korodh ah sanad!+ Hadal Jeedintii Madaxwaynaha Jsl.
https://www.youtube.com/watch?v=sX4wsNN7RRw...
Friday, January 17, 2025
-
Khilaafkii Xil Wareejinta ka Dhashay Ee Badhasaabka Cusub Iyo Badhasaabkii Hore Gobolka Togdheer Oo Lasoo Afjaray!
Waxaa is fahan iyo Heshiis kusoo dhamaaday khilaafkii Maalinimaddii shalay soo kala dhexgalay Badhasaabkii hore ee Gobolka Togeheer Jaamac Cabdilaahi Biinย iyo Badhasaabkaย cusub ee loo magacaabayย Gobolka Togdheer Maxamuud Cal...
Friday, January 17, 2025
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wsaarada dib udajinta Iyo arimaha bini,aadminimada aqoonyahan mukhtaar cabdi jaamac oo maalintii shalay madaxwaynaha jsl umagacaabay xilkan ayaa ka dareen celiya isagoo madaxwaynaha uga mahad celiy...
Tuesday, January 14, 2025
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Xilal Tiro Badan.
Madaxwaynaha jsl cabdiraxmaan cirro ayaa magacaabay xilal tiro badan oo iskugu jira agaasimayaal guud, maareeyayaal iyo taliye madaxwayne.
Wareegto Madaxweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Ma...
Tuesday, January 14, 2025
-
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guryeynta Oo Shir Gudoomiyay Shirka Guddida Khilaafaadka Maamulka Dhulka
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Xuseen Axmed Caydiid, Ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddida Khilaafaadka Maamulka Dhulka oo maanta kulankoodii 1-aad ku yeshay Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
...
Tuesday, January 7, 2025
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Qaybtii Labaad Ee Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Cirro.
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Qaybtii Labaad Ee Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Cirro kuwaasi oo tiradoodu ahayd 29wasiiro iyo kuxigeeno iskugu jira.
...
Tuesday, January 7, 2025
-
โMadaxweynaha Jsl Waxa Uu Shirgudoonka Iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Uga mahad Celinayaa Sida Kalsoonida Leh Ee ay u Ansixiyeen Wasiiradii Maanta Hor TagayโAfhayeen Dayr
WAR SAXAAFADEED KASOO BAXAY MADAXTOOYADA JSL.
Maanta oo ay taariikh-du tahayย 6.1.2025 waxa Shirguddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Wakiillada hor-tagay qeybtii koowaad ee Golaha Wasiirada oo ka koobaan 19 Wasiir oo ka tirsan X...
Monday, January 6, 2025
-
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Arday Maanta ku Dhaawacantay Shil Gaadhi.
Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta umaddka Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa galabta cisbitaalka way nee magaalada hargaysa ku booqday dhaawaca arday saaka ku dhaawacmay shil gaadhi ka ho...
Monday, January 6, 2025
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Tiro Badan Oo Kamid ah Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne cirro.
Akhriso; Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 19 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro
1:ย Maxammed Yuusuf Cali
Wasiirka Wasaaradda Gaashaan dhiga.
62 xildhibaan baa ogola...
Monday, January 6, 2025
-
Wasiirka Wasaaradda Dib u dajinta iyo Bini’aadanimada Jsl Oo Kormeerkiisii Uhoreeyay Kusoo Maray Kaamamka Barakacayaasha Ee Degmada Maxmed Mooge.
Wasiirka Wasaaradda Dib u dajinta iyo Bini'aadanimada Jsl Oo Kormeerkiisii Uhoreeyay Kusoo Maray Kaamamka Barakacayaasha Ee Degmada Maxmed Mooge.
https://www.youtube.com/watch?v=ReOY3FqipLc...
Sunday, January 5, 2025
-
Shaqaalaha Muruq maalka ah Ee Reer Somaliland Oo Cabasho ka Muujiyay Ajaanib Shaqadii Kala Wareegay Iyo Baaqa Ay Udireen Xukuumada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Shaqaalaha muruq maalka ah ee reer Somaliland ayaa si adag uga hadlay ajaanib kala wareegay shaqadoodii kuwaasi oo ay dalka keeneen ganacsatada waawayn Somaliland
Sidoo kale shaqaalaha muruq maalka ah ayaa baaq cu...
Saturday, January 4, 2025
-
Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Xaalada Abni Ee shaqaalaha Gargaarka Ee ku Sugan Soomaaliya
SOMALIYA (W,N) - Hay'adda gargaarka Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay weerarrada lala beegsanayo shaqaalaha gargaarka ah ee sahayda bani'aadamnimo keena Soomaaliya.
Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha ...
Saturday, January 4, 2025
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Yoonis Oo ka hadlay Xaalada Ceerigaabo Iyo Fariinta Uu Udiray shacabka Reer Somaliland.
Suldaanka Guud ee beesha habar yoonis suldaan cismaan suldan madar ayaa si adag uga hadlay xaalada ceerigaabo iyo go,aankii kazoo baxay shirkii beelaha warsan gali iyo dhacdadii shacabka lagu xasuuqay ee deeganka dawlad deegaanka ...
Saturday, January 4, 2025
-
Xildhibaan Gavin Williamson Oo ka tirsan Baarlamaanka UK, Ayaa Sheegay In La Joogo Xilligii Ingiriisku Aqoonsan Lahaa Jamhuuriyadda Somaliland.
Siday werisay Wakaaladda Wararka ee SOLNA, Xildhibaan Gavin Williamson oo safka hore kaga jira saaxiibbada Somaliland, ayaa sheegay inuu kulan balladhan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro...
Friday, January 3, 2025
-
Maktabada Gabiley Iyo Dhigeeda Dalka Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiis Iskaashi!
Heshiis iskaashi ayaa dhex maray Maktabadda Qaranka Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Maktabadda Qaranka Gabiley ee Somaliland, heshiiskan oo masuuliyiin ka socota labada maktabadood kala saxeexdeen ayaa waxaa uu ku sahabsanaaa heshiis is...
Friday, January 3, 2025
-
Sheekh Maxamed Haybe Oo ka Hadlay Dhibaatada Ay Baraha Bulshadu ku Hayaan Shacabka!
Sheekh maxamed haybe oo kamid ah culimada Somaliland islamarkaana shacabka maxaadirooyin wacdi diiniya uga jeediyay badhtamaha magaalada hargaysa ayaa ka hadlay dhibta ay baraha bulshadu ku hayaan shacabka.
https://www.youtube....
Friday, January 3, 2025
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo ka Qayb galay Munaasibad Loo Sameeyay Arday Dhamaysatay Barashada Cilmiga Fiqiga.
Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Waddani, Xirsi Cali xaaji Xasan, ayaa maanta caasimadda Hargeysa kaga qayb galay munaasibad qiimo badan, oo loogu xafladaynayay ardayd dhammaysatay barashada cilmiga Fiqiga, oo uu dhigayay Dr. Khadar Xa...
Thursday, January 2, 2025
-
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Taiwan Ufadhiya Jsl
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan bakaal ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dawlada Taiwan u joogga Jamhuuriyadda Somaliland, kulanka ayaa ahaa mid ...
Thursday, January 2, 2025
« Previous Page — Next Page »
|
|