|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Abniga jsl Oo Beeniyay In Ilaaladii Laga Qaaday Guriga Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Muuse Biixi
February 5, 2025 - Written by Editor:Wasiirka wasaarada arimaha gudaha jsl cabdale sandheere ayaa beeniyay in xukuumadu ilaaladii ka qaaday guriga madaxwaynihii hore ee Somaliland muuse biixi kaasi oo ay ka hadlayay xubno kamid ah xisbigii dhawaan talada dalka lagala wareegay ee kulmiye. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|