|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Madaxdhaqameedka Somaliland.
February 5, 2025 - Written by Editor:Hargeysa – 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland .
Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka Somaliland waana kuwa ka qeyb qaata ilaalinta nabada, xasiloonida iyo wada noolanshaha bulshada Somaliland. Sidoo kale Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha , waxaana ay aasaas u yahiin dhisamaha Qaranka. Related posts:DAAWO ;Maayirka Magaalada Gabiley oo Markii Shanaad Ka Hadley Dhismaha Wado Ay Dhisayaan Ganacsat... DAAWO;-Saddexda Xisbiya Qaranka Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Kusoo Dhamaatay Doorashadii Iyo Fariinta Ay U... Madaxwayne Biixi Oo Masuuliyada Dadkii Ku Dhintay Mudo haraadadii Maanta Iyo Khasaarihii Ka Dhashay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|