WARAR
-
Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Dawlad Deegaanka Ee Jig Jiga!
JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo ku guda jira Safarkii shaqo ee Dalka Ethiopia ayaa soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
[caption id="attachment_155...
Wednesday, January 3, 2024
-
“Aqoonsiga Ay Dawladda Itoobiya Siinayso Somaliland Waa Guul Taariikhi Ah, Oo Usoo Hoyan Doonta Dadka Reer Somaliland”Ganacsade Ismaaciil Axmed.
Aqoonsiga ay dawladda Itoobiya siinayso Somaliland waa guul taariikhi ah oo u soo hoyan doonta dadka reer Somaliland. Waxyaabaha ay Somaliland iyo Itoobiya isla garteen waa kuwo muhiimad gaar ah u leh Somaliland. Waxa ay horseedi ...
Tuesday, January 2, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Dawlada Itoobiya Iyo Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland people part garyaqaan maxamed maxamuud xaashi “timo” ayaa ka hadlay heshiiskii is afgarad ee ay kala sexeexdeen madaxwaynaha somaliland iyo raysalwasaaraha itoob...
Tuesday, January 2, 2024
-
“Somaliya Baydhabo Itoobiyaan Ayaa Jooga, Kismaayo Kenyaan Ayaa Jooga, Horta Intayna Somaliland Ka Hadal, Waxa Utaala In Ay Kuwaasi Ka Hadlaan”Xil. Xasan Dhuxul
HARGAYSA(W,N)-XIldhibaan abwaan xasan dhuxul laabsaalax ayaa ka hadlay heshiiska ay Somaliland la gashay dawlada itoobiya isagoo sheegay in uu soo dhawaynayo waxkasta oo Somaliland usoo kordha
Sidoo kale xildhibaan xasan ayaa w...
Tuesday, January 2, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya, Jawaab Kululna Siiyay Maamulka Muqdisho!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa taageeray heshiiskii is afgarad ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa luuqad adag kula hadla...
Tuesday, January 2, 2024
-
Dawlada Ingiriiska Oo Ka Hadashay Heshiiskii Ay Wada Gaadheen Somaliland Iyo Itoobiya.
UK(W,N)- Xildhibaan Gavin Williamsom Oo ah Mudane katirsan baarlamaanka Uk islamarkaana U Ololeeya qadiyada Madaxbanaanida Somaliland ayaa Dawlada Itoobiya Ku Bogaadiyay In Ay Noqoto Dalkii Uhoreeyay Ee Aqoonsanaya Jamhuuriyada ...
Tuesday, January 2, 2024
-
Xisbiga Waddani Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Ay Wada Galeen Somaliland Iyo Itoobiya.
War-Saxaafadeed.
Mawqifka Xisbiga WADDANI.
Sida shacabka reer Somaliland ka war-qabaan waxaa saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey Xukuumadda Muuse Biixi ka soo baxayey heshiisyo is khilaafsan, iyada oo ilaa hadda aan Golayaas...
Tuesday, January 2, 2024
-
Maamulka Somaliya Oo Sas Ka Qaaday Heshiishkii Somaliland Iyo Itoobiya.
MUQDISHO(W,N)-Maamulka somaliya ee uu gadhwadeenka ka yahay xasan ayaa sas ka qaaday heshiishkii maalintii shalay ay wada gaadheen madaxwaynaha jsl iyo raysawasaaraha itoobiya kaasi oo itoobiya ay sheegtay in aqoonsanayso jamhuurt...
Tuesday, January 2, 2024
-
Shirwaynaha Horumarinta Waxbarashada Jsl Oo Ka Furmay Magaalada Boorama
BOORAMA(W,N)-Shirwaynaha Horumarinta waxbarashada somaliland ayaa maanta ka furmay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama.
https://www.youtube.com/watch?v=7dYqkf7Cko0...
Monday, January 1, 2024
-
“Waxaanu Ku Heshiinay In Aanu U ogolaano 20km Oo Badda Ah, Iyaguna Ay Noqdaan Dawlada Uhoraysa Ee Aqoonsata Somaliland”Madaxwayne Biixi.
Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Nuxurka Heshiiska Ay Kala Sexeexdeen Raysalwasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Danaha Ugu Jira Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=lHxuMfbl...
Monday, January 1, 2024
-
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiis Xasaasiya!
ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii Uu Hogaaminayo oo safar ku joogay dalka itoobiya ayaa waxay maanta kala sexeexdeen heshiish caalamiya oo la xidhiidhi sidii itoobiya u heli lahayd bad ugaara badda Somaliland is...
Monday, January 1, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Shacabka Jsl Ku Hambalyeeyay Curashada Sanad Cusub Ee 2024.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland ee S.P,P Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa guud ahaan shacabka Somaliland dhambaal hambalyo ah udiray curashada Sanad cusub Ee Taariikhda Milaadiga ah 20...
Sunday, December 31, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ahna Kusimaha Madaxwaynaha Oo Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Curashada Sanad Cusub Ee 2024.
Hargeysa(W.N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha qaranka, waxa uu curashada sannadka cusub ee miilaadiga 2024-ka oo ku beegan berri oo Is...
Sunday, December 31, 2023
-
Hogaanka Hawlgalinta Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Soomaray Fadhiisimaha Ciidamada Ee Ku Sugan Aaga Buq-dharkeyn.
OOG(W,N)-Hogaanka hawlgalinta ciidamada qaranka Somaliland gaashanle sare cabdi dheere oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada qaranku ayaa kormeer kusoo maray fadhiisimaha ciidanka qaranka eek u sugan deegaanada buqdharkayn...
Sunday, December 31, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Gaadhay Dalka Itoobiya Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyay
ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka ka anbabaxay dalka isagoo safar shaqo ku tagay caasimada dalka itoobiya Ee Adis ababa casuumad uu ka helay Raysalwasaaraha itoobiya
Mada...
Sunday, December 31, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Aanay Xiligan Suurto Gal Ahayn Wada Hadalo Ay Somaliland La Gasho Somaliya.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay wada hadaladii somaliland iyo somaliya ee ka dhacay dalka jabuuti iyo qodobadii kasoo baxay
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay suurto ...
Sunday, December 31, 2023
-
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Ka Hadashay Wada hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Jabuuti + fariinta Ay Udirtay Madaxwayne Geele Iyo Xasan Sh.
CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali faarax shamis qarda jeex oo kamid ah fanaaniintii ka qayb qaatay halgankii xorinamada jabuuti iyo kii dib uxorayta Somaliland ayaa bogaadisay heshiishkii dalka jabuuti ku dhexmaray madaxwa...
Saturday, December 30, 2023
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL, Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago ka Bannaanaatay Golaha Guurtida.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30/12/2023, dhaariyay Cabdiraxmaan Axmed Waaberi, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudana...
Saturday, December 30, 2023
-
Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Beesha Muuse Cabdale!
HARGAYSA(W,N)-Mujaahid ibraahim dhagawayne oo kamid ah halgamayaashii dib uxoraynta somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan cusub eebeesha musue cabdale oo dhawaan lagu caleemo saaray magaalada berbera
Suldaanka ...
Saturday, December 30, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Aanu Gudoomiye Saleebaan Hor Istaagi Karin Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa dhaar ku maray in aanu gudoomiyaha Golaha Guurtida saleebaan gaal hor istaagi Karin xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtida horyaala islamarka...
Saturday, December 30, 2023
-
Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Ururka Solja Oo Shaaciyay Liiska Mursharixiinta Utartami Doona Hogaanka Ururka!
HARGAYSA(W,N)-Guddida qaban qaabada shirweynaha 8aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Ayaa ku dhawaaqay Liiska Musharraxiinta u tartami doona hogaanka sare Ee Ururka SOLJA.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Saturday, December 30, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Laba Cisho ah Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti Kadib!
Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha iyo weft...
Saturday, December 30, 2023
-
War Murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Ee Dalka Jabuuti.
JABUUTI(W,N)-Wada Hadalo dalka jabuuti maalintii shalay uga furmay madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya islamarkaana uu gadh wadeen ka ahaa madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lasoo Gabo gabeeyay caawa fiidki...
Friday, December 29, 2023
-
Dr Axmed Xuseen Ciise Oo Sheegay In Aan Dawlad Wanaagsan La Helayn Ilaa Inta Qabyaalad Iyo Yaa Reer Hebel Ah Wax Lagu Dooranayo!
HARGAYSA(W,N)-Dr Axmed xuseen Ciise oo kamid ah Aqoonyahanka Reer somaliland ayaa ka hadlay caqabada ay ku hayso qabyaaladu in la helo dawlad wanaagsan taasi oo aan la gaadhay in ilaa inta wax lagu dooranayo yaa reer hebel ah iyo ...
Friday, December 29, 2023
-
Maamul Goboleedka Punthland Oo Si Adag Uga Soo Horjeedsatay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti.
GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamul goboleedka somaliya ee Punthland siciid Dani ayaa si cadho leh uga hadlay wada hadalada madaxwaynayaasha somaliland iyo somaliya uga furmay magaalada jabuuti isagoo sheegay in aana suurto gal ahayn...
Friday, December 29, 2023
-
“Sanadkaa 2023 Wuxuu Ahaa Sanad Adag, Arimo Waawayn Baana Dhacay, Haday Tahay Dalkeena Iyo Caalamkaba!
HARGAYSA(W,N)-Sheikh kamid culimada somailand ayaa ka hadlay dhacdooyinkii dalkeena iyo caalamkaba ka dhacay isagoo xusay kuwoogii ugu caansanaa sida goojecade, qasa, gacanka cadmeed, buurta gacan libaax.
https://www.youtube.co...
Friday, December 29, 2023
-
𝐇𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐗𝐢𝐥𝐠𝐮𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚: “Ninkii Dayacay, Dedaal Iyo Garawsho u Waayay, Ha Imaansado Nasiibkiisa”Gudoomiye Xirsi
Dawladnimada Somaliland waxaa ay soo jirtay guyaal badan oo gaadha tobonnaan sano oo ay u kala danbeeyeen shan madaxweyne. Intii hore, midkoodna _wax u raacayba_ hal muddo-xileed kama uu badsan, madaxweyne Cigaal mooyaane. Awoodda...
Thursday, December 28, 2023
-
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Basspor Iyo Fiisayaal Been Abuuro Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka laanta socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha Somaliland ayaa soo bandhigay tirade Baasaboorada iyo Fiisayaal been abuurka ah ee qabteen sanadkan dhamaanaya ee 2023.
Taliyaha ciidanka laanta socdaalka ee Gobol...
Thursday, December 28, 2023
-
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Sheegay In Muuse Biixi Iyo Xasan Sheekh ay ka Wada Hadli Doonaan Sidii Dib Uheshiisiin Loo Samayn Lahaa!
MUQDISHO(W,N)-Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo qoraal kooban ku soo qoray bartiisa X (Twitter) ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Somaliland ay ka wada hadli doonaan sidii xal looga gaadh ...
Thursday, December 28, 2023
-
Ciidanka Booliska jsl Oo Gacanta Ku Dhigay Tuug Tukaamada Jabsan Jiray!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska Somaliland ee caasimada hargaysa ayaa gacanta ku dhigay tuug tukaan ganacsi oo ay jaar ahaayeen meheradiisa jabsaday kaasi oo lagu qabtay isagoo xaday lacago tiro badan
Taliyaha saldhiga daloodho...
Thursday, December 28, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Dhigiisa Somaliya Oo Ku Kulmay Dalka Jabuuti Iyo Madaxwayne Geele Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan Madaxda labada Dal!
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo saaka u anbabaxay dalka jabuuti ayaa maanta galinkii danbe kulan la qaatay madaxwaynaha jabuuti iyo madaxwaynaha somaliya.
Shirka dalka jabuuti uga furmay mad...
Thursday, December 28, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Jabuuti.
WAR-SAXAAFADEED.
Hargeysa--(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu h...
Thursday, December 28, 2023
-
Shirkada Bare Construction Oo Kulan La Qaatay Dalada Ay Ku Midoobeen Dilaaliinta Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta shirkada dhismaha ee Bare Constraction ayaa munaasibad hadhi sharafeed ah ku maamuusay hogaanka dalada ay ku midoobeen dilaaliinta caasimada hargaysa,
Munaasibadan ayaa waxa kazoo qaybagalay xog...
Wednesday, December 27, 2023
-
Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Awal Oo Sheegay In Aanay Doorashadu Dhaafaynin Wakhtigii Lagu Heshiiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Cidkasta Oo Diidan!
HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa markale ka hadlay heshiishkii lagu soo afjaray khilaafkii doorashooyinka ee dalka isagoo sitoos ah ula hadlay cidkasta o...
Wednesday, December 27, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xaaji Baxsane.
Hargeysa--(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas Qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Xaaji Axmed Daahir Cumar (Baxsane)...
Wednesday, December 27, 2023
-
Golaha Wasiirada Jsl Oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2024 Iyo Cadadka Ay Ka Kooban Tahay!
WAR-SAXAAFADEED-27-12-2023.
Fadhigii 122aad Ee Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2024-ka.
Fadhigii 122aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madax...
Wednesday, December 27, 2023
-
Suldaan Lagu Caleemo Saaray Magaalada Berbera Oo Kulmiyay Badi Madaxda Dhaqanka Iyo Siyaasiyiinta Somaliland
BERBERA(W,N)-Munaasibada caleemo saarka suldaan beesha muuse cabdale ayaa maanta lagu qabtay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera.
Munaasibada caleemo saarkan suldaankan ayaa kulmisay badi madaxdhaqameedka somaliland i...
Wednesday, December 27, 2023
-
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Joojiyay Doodo Uu Tvga Universal Qabto Iyo Sobobta.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somaliland cali mareexaan ayaa soo saaray wareego uu universal tv ku amray in joojiyaan qabashada doodo dhaqanka iyo siyaasada jsl halis ku ah oo uu qabtay kuwaasi.
HALKAN KAGA BOGO ...
Wednesday, December 27, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Ganacsade Baxsane Oo Hargaysa Ku Geeriyooday.
TACSI MADAXWEYNE: 27/12/2023
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Wednesday, December 27, 2023
-
Turkiga Oo Maxkamad Saaraya Wiil Uu Dhalay Madaxwaynaha Somaliya Oo Muwaadin Reer Turki Ah Jiidhay
ISTANBUL(W,N)-Dawlada Turkiga ayaa shaacisay in maxkamad la saaray wiil uu dhalay madaxwaynaha somaliya kaasi oo dhawaan shil gaadhi oo uu ku galay istabul ku jiidhay muwaadin udhashay dalka turkiga kaasi oo u geeriyooday shilkii ...
Tuesday, December 26, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|