|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Dawlada Itoobiya Iyo Somaliland
January 2, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland people part garyaqaan maxamed maxamuud xaashi “timo” ayaa ka hadlay heshiiskii is afgarad ee ay kala sexeexdeen madaxwaynaha somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya isagoo ku tilmaamay in uu yahay heshiis taariikhiya islamarkaana muhiimad wayn uleh shacabka Somaliland. Isagoo arimahaasi ka hadlayana wuxu yidhi; “Waan soo dhawaynayaa heshiiska hordhaca ah ee Somaliland iyo Ethiopia wada galeen. Waa arin curfiga iyo qanuunka caalamiga ahi ogolyahay dowladaha duniduna in badan ku soo macaamileen. Shacab kastaaba dantiisa gaadho oo midba midka kale u fududeeyo dantiisa waa arin sharci ah waana wada loo maro horumarka iyo kobaca dhaqaalahaba. Muhiimada Shacabka reer Somaliland waa inay helaan aqoonsi caalami ah, waana mid ka mid hadaf ummada reer Somaliland. Marka laga yimaado aqoonsiga ay eithiopia ku dhawaaqayso waxa jira wadamo badan oo iyaguna dabada ka riixaya dhawaana ka hadli doona arintan aqoonsiga Somaliland. Waxaan ilaahay ka rajaynayna guul iyo horumar waara bi idnilaahi kariim Related posts:Daawo:Soomaalida Isku Dagaalasa Qoloqolada Oo Laga Soo Duubay Clipkan Nin Ay Soo Qabteen Qabiil Ka ... DAAWO; Jawigii Saaka Ee Wasaaarada War-Faafinta Somaliland , Ciidamo La Wareegay Iyo Gadoodkii Shaqa... “Waxaa Muuqata In Mar Labaad Maxamed Kaahin Ina Xusuusinayo Dagaalkii 1994 Dadka Walaalaha ah Xabada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|