|
|||||
WAJAALE NEWS
Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Suldaanka Cusub Ee Beesha Muuse Cabdale!
December 30, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mujaahid ibraahim dhagawayne oo kamid ah halgamayaashii dib uxoraynta somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaan cusub eebeesha musue cabdale oo dhawaan lagu caleemo saaray magaalada berbera Suldaanka guud ee beesha subeer awal oo gadhwadeen ka ahaa casuumada lagu maamuusay suldaanka cusub ayaa ka hadlay ujeedada casuumadan loo sameeyay Sidoo kale suldan xasan ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo doorka looga baahan yahay madaxdhaqameedka. Related posts:Maayir Soltelco Oo Fashiliyey Urur Soo Bandhigay Daraasad Lagu Durayo Shaqada Dawlada Hoose Oo Uu L... DAAWO;-Siyaasi Rashiid J, Dhari Oo Ka Hadlay Tabashada Kasoo Yeedhay Madaxda Dhaqanka G, Gabiley Iyo... Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland & Somaliya Iyo Ergayga Geeska Afrika Ee Sweden Oo Socdaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|