|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Safar Laba Cisho ah Uu Ku Tagay Dalka Jabuuti Kadib!
December 30, 2023 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo dalka Jabuuti kaga qayb-galay wada-hadallada u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo heer madaxweyneyaal ku bilaabmay, isla xalayna war-murtiyeed laga soo saaray, ayaa dalka kusoo guryo noqday, waxana madaarka kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno, taliyeyaal ciidan iyo xubno kale oo saraakiil ah.
Wa-bilaahi Tawfiiq Related posts:Mudanayaasha Wakiilada, Oo loo Qaybiyey Ajandaha Kalfadhiga 26aad. Barina u balansan Ansixinta Kom... DAAWO ;Madaxweynihii Hore JSL Daahir Riyaale oo ka Hadlay in uu ku biiro xisbiyada somaliland mu... Masuul ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada ku Eedeeyay Aamusnaanta Ay ka Aamustay Saldhiga Milatar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|