WARAR
-
Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa!
BERBERA(W,N)-Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada oo la xidhiidha dilkiisa cida ka danbaysay hadaladii udanb...
Monday, February 19, 2024
-
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay muwaadin reer Somaliland Ah oo muqdisho lagu diley
HARGAYSA(W,N)-Wasiiro xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo habeenkii xalay lagu diley magaalada muqdisho kaasi oo ahaa muwaadin reer Somaliland una shaqaynayay haayada ICAO
Masuuliyiinta Soma...
Monday, February 19, 2024
-
Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada, Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka!
Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta qaranka Siciid siraadle Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka! kaasi oo qoraalo isburinaya kasoo saaray shirka go...
Sunday, February 18, 2024
-
Gudoomiyaha MMTV Maxamed Cabdi Sh, Ilig Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha tvga mmtv maxamed cabdi sheekh ilig ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii mudo bil iyo dheeraada oo uu xidhnaa kadib kaasi oo ay wax danbi ah ku wayday maxkamada gobolka maroodi jeex
Wariye ayaa ka hadla...
Sunday, February 18, 2024
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Laga Soo Doortay Gobolka Awdal Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Masuuliyiin Xukuumada Katirsan.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne kuxigeenka jsl iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo ku d...
Sunday, February 18, 2024
-
Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Xeerkii Isa Saarka Doorashooyinka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Fadhigii saaka ee golaha cod Aqlabiyada Ku Meel mariyay xeerka isasaarka doorashooyinka oo shalay ay soo meelmariyeen golaha guurtidu
Fadhigan saaka oo ay kazoo xaadi...
Sunday, February 18, 2024
-
Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Taageeray Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Kuna Dhawaaqay In Ay Ka Shaqaynayaan Aqoonsiga Jsl.
SWEDEN(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Xarunta baarlamaanka dalka sweden islamarkaana lagu taageerayay heshiiska somaliland iyo itoobiya taasi oo ay goob ka ahaayeen safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden iyo xubno k...
Saturday, February 17, 2024
-
“Waa In Reer Awdal Talo Ka Yeeshaan, Mushkilada Doorashooyinka Ee Maanta Lagu Soo Xiiray, Si Aanay Caqabad Ugu Noqon Somaliland”Siyaasi Cabdirashiid.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo dhawaaqii maanta kazoo yeedhay masuuliyiin xukuu...
Saturday, February 17, 2024
-
Wasiir Buuni Oo Jawaab Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadalkii Gudoomiye Cali Xaamud Iyo Xaqiiqda Wiixi Madaxtooyada Kaga Dhacay
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadalkii isla maanta kasoo yeedhay gudoomiye cali xaamud ee ahaa madaxtooyada ayaa xoog laygaga soo saaray
Si...
Saturday, February 17, 2024
-
Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta
S...
Saturday, February 17, 2024
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Soo Bandhigay Xog Ku Saabsan Sida Ay Ku Timid In Ururada/xisbiyadu Ku kala Baxaan Boqollayda Gobolada!
Laga soo bilaabo sannadkii 2002, tartanka ururada/xisbiyadu waxa uu ahaa mid ku dhisan boqollayda gobolada. Mar qudh ah wax lagama bedellin. Wax ka bedelka ay Baarlamaanku sameeyeen dhowaan ma saamayn boqollayda gobolada. Waxa is ...
Saturday, February 17, 2024
-
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay xeerkii Isasaarka Doorashooyinka Ee Dib Loogu Soo Celiyay!
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka meel mariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada ee dhawaan dib loogu soo celiyay iyagoo uraacay heshiiskii ay wada gaadheen golaha wakiilada
...
Saturday, February 17, 2024
-
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo ka Hadlay Fadliga Bisha Shabcaan!
Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo ka Hadlay Fadliga Bisha Shabcaan!
https://www.youtube.com/watch?v=lqJ5umBE3_k...
Friday, February 16, 2024
-
Kumuu Ahaa Ninkii Galaaftay Madaxweynenimadii Cabdilaahi Yuusuf Axmed?
Kumuu Ahaa Ninkii Galaaftay Madaxweynenimadii Cabdilaahi Yuusuf Axmed?
https://www.youtube.com/watch?v=4V61HkzqjLU...
Friday, February 16, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shacabka Degmada 26juun La Tukaday Salaadii Jimce Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa salaadii jimce ee maanta la tukaday shacabka ku dhaqan degmada 26juun ee caasimada hargaysa qaarkood
Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulamo uu maalm...
Friday, February 16, 2024
-
Munaasibada Lagu Taageerayo Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo garab istaag loogu muujinayo saldanada guud ee subeer awal iyo suldaankooga xasan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteel maansoor taasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo h...
Friday, February 16, 2024
-
Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Qaranka Oo Go,aano Uu Soo Saaray, Isla Isagii Ka Racfaan Qaatay Iyo Fashilka Maamul Ee Dulhoganaya!
HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha Guddida Diwaan Galinta Ururada iyo Asxaabta Qaranka Jsl Siciid Siraadle ayaa Go'aan Uu Dhawaan Isagu Soo Saaray, ka Rafcaan qaatay isla Isagii Go,aanka soo saarayna uu go'aankiisii rafcaanle ka noqday. K...
Thursday, February 15, 2024
-
Gudida Nabadgalyada Gobolka Sanaag Oo Kormeer ku tagay Deegaanka Dayaxa
CEERIGAABO(W,N)-Wefti ka kooban Guddida nabad gelyadda ee gobolka sanaag Oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolkaasi ayaa kormeer la xidhiidha adkaynta nabadda ku gaadhay deegaanka dayaxa ee gobolka Sanaag.
https://www.youtube.c...
Thursday, February 15, 2024
-
“Aad Baan Ula Dhacsanahay Aqoonsi Rasmi ah Oo La Siiyo Somaliland”Xoghayihii Hore Ee Arimaha Dibeda Dalka. Ingiriiska.
"Aad Baan Ula Dhacsanahay Aqoonsi Rasmi ah Oo La Siiyo Somaliland"Xoghayihii Hore Ee Arimaha Dibeda Dalka. Ingiriiska.
https://www.youtube.com/watch?v=etEnNFPW6HI...
Thursday, February 15, 2024
-
Dawlada Somaliland Oo Beenisay Warar Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Ee La Xidhiidha Talaabada Jsl Ka Qaaday Arimaha Hawadeeda!
HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa beenisay in ay wax khalkhal gelin ah ku sameysay Hawada Soomaalida, iyadoo war been ah ku tilmaantay wararka kasoo baxay dhinaca dawladda Soomaaliya.
...
Thursday, February 15, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Shir Lagaga Hadlayay Abniga Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saab...
Thursday, February 15, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland wasiirka xanaanada xoolaha iyo xubno kale oo xukuumada katirsan ayaa saaka garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland d...
Thursday, February 15, 2024
-
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Wargaliyay Wakhtiga La Keenayo Maydka Marxuumad Khadiijo Suldaan Iyo Halka Lagu Aasi Doono
HARGAYSA(W,N)-Suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan ayaa bulshada reer Somaliland ku wargaliyay in maydka walaashii marxuumad Khadiijo Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh muxumed Alle ha,unaxariistee oo ku geeritooday dalka maraykanka ma...
Wednesday, February 14, 2024
-
“Somaliland Waa In Loo Aqoonsadaa Dal Madax bannaan.
Warbaahinta (the hill) oo fadhigeedu yahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa talo ugu soo jieedisay dawladda Maraykanka inay aqoonsiga Somaliland muhiimad siiso. Warbixinta waxa lagu yidhi; Dadka reer Somaliland dhalas...
Wednesday, February 14, 2024
-
Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo Go,aamo Culus Kasoo Saaray Faro galintii Lagula Kacay Saldanada Beesha!
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka, waxgaradka iyo siyaasiyiinta Iyo aqoonyahanka beesha subeer awal oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa ayaa go,aamo culus kazoo saray farogalintii dhaqan ee lagula kacay Saldanada Guud ee beesha Su...
Wednesday, February 14, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah xildhibaanaa golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay muramka hawada ee udhexeeya Somaliland iyo maamulka somaliya iyo talaabada ay qaaday Somaliland
Sidoo kale xildhiba...
Wednesday, February 14, 2024
-
Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Gudoomiye Cusub Oo Lagu Doortay!
HARGAYSA(W,N)-Shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka somaliland Ee "SPP Ayaa maanta ka dhacay magaalada hargeysa Kaasi Oo lagu Doortay gudoomiyaha cusub Ee Ururka Shacabka, loona doortay Garyaqaan Maxamed Maxamuud ...
Tuesday, February 13, 2024
-
Aqlabiyada Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Uudaarnaa!
HARGAYSA(W,N)-In ka badan 65xildhibaan oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa shirk u yeeshay magaalada hargaysa kuwaasi oo ka wada hadlayayay xaaladaha taagan ee dalka iyo xeerka isasaarka doorashooyinka oo golaha dib loogu ...
Tuesday, February 13, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe)
Kulankan madaxwaynaha iyo gu...
Tuesday, February 13, 2024
-
Dhalinyaro Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Khilaafka Saldanada Subeer Awal Oo Warbaahinta La Hadlay, Sheegayna Cida Ku Gacan Saydhay!
HARGAYSA(W,N)-Dhalinyaro isku xilqaantay xalinta khilaafka saladanada subeer awal iyo salaadiintii dhawaan warbaahinta ka eedeeyay suldaanka Guud ayaa war cusub kazoo saaray halka ay wax umarayaan, kulamadii ay la yeesheen labada ...
Tuesday, February 13, 2024
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Jabuuti Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya.
JABUUTI(W,N)-Kulan saacado qaatay ayaa maanta dhex maray Ambassadorka Itoobiya u fadhiya Jamhuuriyada Djibouti. Ambassador Berhanu Tsegaye Abera Iyo Ambsadorka Somaliland u jooga dalka Jabuuti mudane Abdifataax Siciid Axmed.
...
Monday, February 12, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Bandar Wanaag!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr: Sulayman yousuf cali koore oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, Lataliyaha Madaxweynaha Cali Waran-cade , Agaasimayaal, ...
Monday, February 12, 2024
-
Dab Ka Kacay Guri Jiingad Ah Oo Ku Yaala Magaalada Hargeysa Iyo Ciidanka Dab damiska Oo Gurmad Ufidiyay!
Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa damiyay dab qabsaday Guri Jiingad ah oo ku yaala degmada Gacmodheere.
Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa,mana ...
Monday, February 12, 2024
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbigiisa Ee Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay mawqifka xisbiga ucid ee heshiiska ay dhawaan kala sexeexdeen Somaliland iyo itoobiya.
Sidoo kale Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay dulaanka dh...
Monday, February 12, 2024
-
Maayirkii Degmada Sallaxley Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Xubnaha Cusub Ee Loo Doortay!
SALLAXLEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada Sallaxley ayaa saaka doortay Mayor iyo mayor ku xigeen cusub iyaga oo xilkii ka qaaday maayirkii iyo ku-xigeenkii hore.
Eng Maxamed Cabdi Haariye ayaa loo doortay Mayor ka degmada Sallaxl...
Monday, February 12, 2024
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan Deg Deg Ah La Yeeshay Wasiirka Gaashaan Dhiga Iyo Saraakiisha Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Rooble Muuse Cabdi ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga gudaha iyo guud ahaan amniga...
Sunday, February 11, 2024
-
Dowladda Imaaraadka Carabta Oo War Kasoo Saartay Saraakiil Ciidamadeeda katirsan Oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
DUBAI(W,N)-Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay inay geeriyoodeen saraakiil ciidan oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida ee Imaaraadka iyo sarkaal ka tirsan ciidamada Difaaca Baxreyn oo ay weheliyaan labo ka...
Sunday, February 11, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Si Adag Uga Hortimid Xeerka Horyaala Golaha Baarlamaanka Iyo Shakhsiyaad Ay Hanjabaad Culus Udirtay
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa si adag uga hortimid xeerka isasaarka doorashooyinka ee Horyaala golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland iyadoo sheegtay hadii ay ku ansixin waay...
Sunday, February 11, 2024
-
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Shaaciyay Deeq Waxbarasho Oo Tartan Loo Galayo!
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland oo uu weheliyo gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranku ayaa shaaciyay deeq waxbarasho 80Arday oo ay ka heleen Dalka Itoobiya taasi oo dhawaan loo gali doono tartan f...
Sunday, February 11, 2024
-
“Hadii Qolada Waddani Nala Fahmaan Doorashadu, Xiligeedii Ayay Ku Dhacaysaa, Cid Danbana Laga Laaluushi Maayo” Siyaasi Faysal Qumuj.
HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay siyaasi Faysal Cumar Madar (Faysal Qumuj) oo kamid ah Golaha Dhexe ee xisbi Xaakimka kulmiye ayaa wuxuu kaga hadlay kalsoonida laga qabo in madaxwayne biixi uu galo doo...
Saturday, February 10, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|