|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa sheegay in xeerkaasi kala kaxaynayo somaliland islamarkaana aanay galay ka reer awdal ahaan doorashada ururada oo aan ahayn in lagu kala baxo hal dheer, halka gohaha guurtidu meel mariyay in lagu soo baxayo 20% HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga Waddani Waxa Uu Uga Digayaa Komishanka Doorashooyinka Inaanay ku Dhicin Dabin ay Soo Qorshey... Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Calafka Xoolaha Ee Laga Hirgalinayo Mashru... Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne Oo Digniin Culus Ka Bixiyey In Ooda Laga Qaado Shacbigii Loo Taxaabey T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|