|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Shir Lagaga Hadlayay Abniga Somaliland
February 15, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saabsan nabadgelyada. Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa ka soo qaybgalay kulankan, iyadoo si rasmi ah ay hawada Somaliland u maamulayso Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka.
Related posts:Madaxwaynaha Dalka Zimbawi Oo Amray In Lasoo Xidh xidho Ciyaartooydii Olonbikada Ee Dalkiisa iyo Sob... DAAWO;Barnaamijka Miisaanka Hogaamiyayaasha Siyaasadda SOmaliland. Iyo Waraysi Dhinacyo Badan Taaban... DAAWO; Xubno Kamida Golaha Wasiirada Xukuumada Jsl Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Xildhibaan Ka Tirsan Gol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|